Home Wararka Caalamka Sharuudaha Luuqada ee Qofka ka Shaqeenaya Goobaha Waayeelka

Sharuudaha Luuqada ee Qofka ka Shaqeenaya Goobaha Waayeelka

0

Xukuumadda iyo xisbiga Sverigedemokraterna ayaa waxay hore ugu heshiiyeen in sharuud looga dhigo dadka ka shaqeeya xannaanada waayeelka in ay afka swedishka yaqaanaan.

Degmooyinka Wadanka ayaa arintaasi qeylo dhaan ka keenay sababta oo ah heerka shaqaale yaraanta ee dadka ka shaqeeya goobaha waayeelka.

Wasiirka cusub ee waayelka iyo caymiska bulshadu Anna Tenje ayaa sheegtay in ay sameenayaan baaritaan ku aadan sida sharuud loogu xiro karo qofka ka shaqeenaya goobaha waayeelka.

Waxay intaasi ku dartay in la tixgalinayo baahida loo qabo Shaqaalaha ka shaqeeya goobaha Waayeelka.

Sweden ayaa kamid ah wadamada ay ka jirto Shaqaale yarida goobaha waayeelka, Basaska,

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here