Saturday, September 6, 2025

Tirada Dadka cusub ee u dhintay Convid-19 gudaha Sweden oo lasoo bandhigay

0
135 qof oo kale ayaa u dhintay Xanuunka Coronvirus sida ay ku dhawaaqdey hay'ada caafimaadka bulshada ee Dalka Sweden maanta oo Arboco ah. tirada Dhimashada...

Magaalada Göteborg oo laga furay Tunnel Cusub

0
Maanta oo Arbaco ah waxaa magaalada Göteborg laga furay tunel cusub. Waxaa loogu yeeraa Tunnel-ka Marieholm. Tunnelka wuxuu maraa wabiga Göta. Wuxuuna maraa inta udhaxeysa...

Sweden oo Qiratay in ay ku fashilmeen ilaalinta Dadka Waayeelka Xiliga Guga

0
Kadib markii gudiga Corona uu  dhaleeceyn adag u jeediyay dowlada inay ku guuldareysatay inay ilaaliso dadka waayeelka ah istiraatiijiyadooda ay ku wajaheyso Corona, Wasiirka...

Xisbiyada Norway oo ku heshiiyay Sharciyo lagula dagaalamayo Kooxaha Gangiska ee ka jira wadanka

0
Xisbiga Fremskrittspartiet (FRP) ayaa ku biirey xisbiyada dowlada gaar ahaan 9 qodob oo lagu xoojinayo la dagaalanka dambiyada gaangiska iyo danbiyada dhalinyarada ee Norway. Tani...

Raiisel wasaaraha Sweden oo sheegay in Khubarada ay dhayalsadeen Mawjadaha labaad

0
Stefan Löfven, Raiisel wasaaraha Sweden, ayaa dhaleeceyay khubarada wadanka, kuwaa oo uu rumeysan yahay inay si qaldan u fahmeen awooda iyo dhibaatada uu mowjadda...

Sweden oo joojisay Imtixaanka Qaran ee Iskuulada guga Sanadka danbe

0
Wakaaladda waxbarashada ee qaran ayaa baajisay imtixaannadii qaran inta lagu gudajiray xilliga guga aafada awgeed. Tani waxay siin doontaa waqti dheeri ah waxbarista waxayna yareyn...

Haweeney Swidhish ah oo ka socota Kooxda ISIS oo soo gaartay Sweden

0
waxaa Dalka Sweden maanta timid haweeney kale oo IS ISwidhish ah iyo laba carruur ah oo ay dhashay oo muddo toddobaadyo ah ku xirnaa...

Dowlada Sweden oo kordhisay Qiimaha iyo Mudada la helayo lacagta jirada ee maalinta ugu...

0
Sida maanta Dowlada Sweden ku shaacisay shir jaraa'id waxaa dowlada ay go'ansatay kordhinta mudada la helayo lacagta dowlada ay bixiso maalinta ugu horeysa ee...

Sweden oo sheegtay in Sadex wadan oo Norway ku jirto ka caawineyso iibsiga Talaalka...

0
Raadiyaha Sweden ayaa sheegay in dowladda Sweden go'aansatay inay ka caawiso Norway, Iceland iyo Switzerland inay soo iibsadaan tallaalada loo yaqaan 'Covid-19. Qaab dhismeedka wadashaqeynta...

Wasaarada Arimaha Dibada Sweden oo War kasoo saartay Safarada Midowga Yurub ee Xiliga Ciida

0
Wasaaradda arrimaha dibedda ee Sweden ayaa xaqiijisay in aysan jirin wax mamnuuc ah oo dadka Iswiidhishka ah u diidaya u socdaalida waddamada Midowga Yurub...