Friday, June 19, 2026

Sweden oo diidmo siisay Dadkii ugu badnaa ee Qaxooti isku dhiiba Sanadkii hore

0
Dowlada Sweden ayaa diidmo siiday dadkii ugu danbaa kuwaasi oo Qaxooti ahaan iskaga dhiibay wadanka dalbadayna Difaac Ama Magangalyo. Tirakoob lasoo saaray ayaa tilmaamaya in...

Hay’ada Socdaalka Sweden oo laga dalbaday joojinta Qoys la Musaafurinayo

0
Laanta Socdaalka Sweden ayaa go’aamisay, in loo masaafuriyo hooyo iyo caruurteeda gobolka Tigrey ee wadanka ay dagaaladu ragaadiyeen ee Ethiopia , arintaas oo sare u qaaday...

Örebro: 3 Dhalinyaro oo ku dhimatay Shil Gaari

0
Sida laga soo xigtay Boolisla Örebro waxaa Shil naxdin leh uu la dhacay wadada 205 ee u dhaxeysa Karlskoga iyo Degerfors Shilkaasi oo sababay...

Waa Naafo ku Fadhiya Kursiga Cuuryaanka oo dib loogu Celinayo Dalkiisa

0
Erlin Armando Mejía Andino oo ka yimid Dalka Honduras. Isaga iyo qoyskiisa oo ka kooban labo ilmo adeero iyo Sadex gabdhood oo walaalo ah...

Maxaa ku soo kordhay Sharciyada Mideynta qoysaska Sweden

0
Dood ayaa ka taagan Sharciyada mideynta qoysaska ee jira waxana uu salka ku hayaa sida hay'ada laanta socdaalka ay u maareyso kiisaska qoysaska leesku...

Dacwada Mahad Abiib oo Waji Cusub yeelatay iyadoo Sharciga loo soo celin karo

0
Sida ay muujinayaan Wararka ugu danbeeyay waxaa dhici karta in kiiska Mahad Abiib dib loo furo iyadoo taasi ay keeni karto in dib loogu...

Aabe Sweden ku sugan oo lagu Wargaliyay in Sharciga Iskuulka uu Mamnuucayo Soonka ilmihiisa

0
 TV-ga Sweden ayaa daabacay warbixin ku saabsan dugsi hoose oo Swedish ah oo ku yaal västerås, kuna wargaliyay aabaha mid ka mid ah ardaydiisa, ka hor...

Aabayaasha oo ka yar Hooyooyinka Qaadashada Fasaxa Waalidiinta

0
Waxaa lasoo saaray Warbixin muujineysa sida Waalidiinta uga simanyihin Fasaxa Waalidka ee loo qaato Caruurta Waxana Warbixinta ay muujineysa in Aabaha uu ka yaryahay...

Sharciga Cusub ee Laanta Socdaalka Sweden oo dhawaan bilaabanaya iyo Dhaleeceyn ka jirto

0
Sharciga cusub ee Sweden ee ku saabsan socdaalka wuxuu dhibaato ku abuurayaa hey'adda laanta socdaalka. Sida Hay'ada Socdaalka ay shaacisay Sharciga ayaa ah mid lagu...

Booliska Sweden oo nin sitay Toorey ku toogtay Karlstad

0
Nin da'diisa lagu qiyaasay 50 sano ayaa boolisku lugta kaga toogteen magaalo ku taal degmada Karlstad. Lama oga sida uu ninkani u dhaawacmay, laakiin waxaa...