Home Wararka Maanta Arbetsförmedlingen: Heerka Shaqo la’anta Sweden oo hoos u dhacday

Arbetsförmedlingen: Heerka Shaqo la’anta Sweden oo hoos u dhacday

0

tan iyo markii uu xanuunka Corona ka dilaacay Wadanka Sweden heerka shaqo la’anta ayaa hoos u dhacday sida ay muujineyso warbixintaugu danbeesay ee maanta soo saartay qeybta shaqada ee Arbetsförmedlingen.

ku dhawaad 58,000 kun oo qof ayay hoos ugu dhacday tirada dadka shaqo la’anta ah marka loo eego heerka shaqo la’anta ee sanadkii hore bishan oo kale.

ilaa 407,999 kun oo qof ayaa loo diiwaangaliyay dadka shaqo la’anta waxana 1.1 boqolkiiba ay ka noqotay tirada hoos uga dhacday.

Marka la eego tirada shaqo la’anta 8.6 Boqolkiiba waa Haween halka raga ay yihiin 12.4 Boqolkiiba.

4.5 boqolkiiba dadka shaqo la’anta ayaa ah dadka ku dhashay wadankan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here