Home Wararka Caalamka Germalka oo Sharuudo ku xiray in Xayiraadaha laga qaado Wadanka

Germalka oo Sharuudo ku xiray in Xayiraadaha laga qaado Wadanka

0
Photo/Metro

Wadanka Germalka ayaa kamid ah wadamada sida aadka ugu fiday xanuunka Corona waxana ilaa hada ka jira Kiisas cusub oo Corona ah.

Raisal Wasaaraha Wadanka ayaa maanta sheegtay in Xayiraadaha wadanka oo laqaado ay ku xirantahay sida dadka ay u qaataan Talaalka Corona.

Waxay ugu baaqday in Dadka ay qaataan Talaalka si loo fududeeyo Xayiraadaha wadanka saaran.

Maanta kiisaska Corona ee wadanka laga diiwaangaliyay ayaa gaaraya 600 kiis halka shalay ay aheyd 400 kiis taasi oo muujineysa in kiisaska ay soo badanayaan.

“Su’aasha udub dhexaadka ah waa imisa qof ayaa raadinaya tallaal,” ayay Merkel ku sheegtay shirkeeda jaraa’id. iyadoo intaasi ku dartay in loo baahanyahay in dadka ay qaataan talaalka.

Somaliska Berlin

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here