Home Wararka Maanta Fanaanka Yasin iyo Xubno kale oo Xukun lagu riday Maanta

Fanaanka Yasin iyo Xubno kale oo Xukun lagu riday Maanta

0

Ugu danbeyn Maanta ayaa Xukun lagu riday 28 Qof oo lagu heesto Falal la Xiriir Dambiyo kala duwan sida Dhac, Daraagis iyo Qaarajin.

28 Qof ee la Xukumay Maanta waxaa ku Jira Fanaanka Caanka ee Yasin Maxamuud kaasi oo asal Ahaan kasoo jeeda Somaliya waxana lagu Xukumay 12 Bilood oo Xabsi ah.

Sida uu Shir jaraa’id uu ku cadeeyay Göran Nillson Xubnaha Badankooda ayaa lagu xukumay Xabsi Midkood ayaa la sii daayay Halka mid kale Ganaax lagu Xukumay.

Hogaamiyaha shabakada VÃ¥rby, ayaa lagu riday 17-sano oo xarig ah sida lagu sheegay shirka jaraa’id.

Wadanka Sweden ayaa kamid ah meelaha ugu badan ee ka dhacaan Dilalka waxana ka sameesmay Kooxo kala duwan kuwaasi oo dhexdooda isku geesta Dilalka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here