Friday, June 19, 2026

Gabar Labo Sano jir Somali ah oo Meydkeeda laga helay Magaalada Minnesota

0
Waaxda booliska magaalada Edina ee gobolka Minnesota ayaa xaqiijisay in la helay meydka Ikhlas Cabdullahi Axmed oo aheyd laba jir ah, taas oo muddo...

Dowlada Sweden oo Miisaaniyad dheeri ah ku bixineysa in Shaqo helaan Dad badan

0
Dawladda Sweden ayaa doonaysa inay lacag badan ku bixiso Adeegga Shaqaalaynta Dadweynaha iyo taageeridda dadka bilaa camalka ah. Miisaaniyadda sannadka dambe, wax ka badan...

Sweden oo maanta sheegtay in Xayiraadaha Badankooda la joojindoono dhamaadka bishan

0
iyadoo ay jiraan Xiyiraado dheeri ah xiligan kuwaasi oo dhoor mar la kordhiyay ayay dowlada maanta sheegtay in 29 bishan la joojinayo xayiraadahaasi. ka qeyb...

Sharciga Sweden anigoo heysan Talaalkana qaatay ma heli karaan Warqada Corona

0
Dunida Caalamka waxaa ka socda Talaalka looga hortagayo Xanuunka Corona waxana Qofka uu u baahanyahay in uu helo Cadeyn ama Shahaado muujineysa in Talaalka...

Garoonka Arland oo lagu Xiray Labo Haween oo ka tirsan Ururka IS

0
Garoonka Diyaaraha Arland ayaa maanta lagu xiray labo haween oo kamid ah kooxda IS sida ay sheegeen booliska. Labo kamid ah Saddex Haween oo ka...

Warbixin ” Sweden waxaa ka jirta Shaqaalo yari Shaqooyinka qaar ”

0
Sida ay la socdaan dad badan Sweden waa meelaha dadka shaqo la'anta badan ku dareemaan iyadoo taasi ay jirto waxaa lasoo saaray warixin sheegeysa...

Sundsvall: Nin dilay Lamaantiisa kadibna guriga ku gubay isagoo yiri ” Waxaan u maleenayay...

0
nin 27 sano jir ah ayaa maanta xukun laga gaaray kadib kiiskiisa oo laga fadhiistay maxkamad ku taala Sundsvall. Ninkan ayaa lamaantiisa oo ka dhaxeysay...

Labo Qof oo lagu dhaawacay toogasho ka dhacday Jordbro oo ka tirsan Stockholm

0
Wararka Laga helayo Jordbro oo ku taala kamuunka Haninge ee koonfurta Stockholm ayaa sheegaya in halkaasi lagu toogtay labo qof. Qof haweyn ah ayaa la...

Sweden oo Mamnuucday Safarada Lix Dal oo Mareykanka uu ku jiro

0
Dowlada Sweden ayaa maanta ka dhaawajisay in ay mamnuucday safarada ugu imaanaya lix dal oo ay ku jirta Dowlada Mareykanka. Dalalka Sida Lubnaan, Mareykanka, Israa’iil,...

Xaafada Hjulsta oo lagu xiray Lix Qof Caawa kadib toogashadii dhawaan ka dhacday

0
ku dhawaad lix qof ayaa caawa lagu xiray Xaafada Hjulsta ee Waqooyiga Caasimada Stockholm halkaasi oo dhawaan lagu toogtay labo qof. Sida ay booliska ku...