Friday, March 29, 2024

Denmark oo Sharci Adag kasoo Saartay Gubista Kitaabka Quraanka

0
Baarlamaanka dalka Denmark ayaa ansixiyay sharci mamnuucaya in si aan wanaagsanayn loola dhaqmo qoraalada diimaha. Sharcigaan ayaa loogu magac daray sharciga Quraanka kaas oo...

Eritrea kale oo isku Farasaaray Caasimada Denmark

0
Booliska Copenhagen ayaa saaka go'aan ku gaadhay in la sii daayo inta hadhay 67 qof oo xalay loo xidhay xaflad ka dhacday magaalada Amager...

Qarax ka dhacay Caasimada Copenhagen, Booliska oo ka warbixiyay

0
Subixii hore ee sabtida, dadka ku nool Caasimada Copenhagen ayaa ku soo toosay jugta Qarax xoogan kaasi oo laga maqlay nawaaxiga halka uu ka...

Afar Qof oo lagu Dhaawacay Toogasho ka dhacay Dalka Denmark

0
Hal qof ayaa dhintay afarna waa la dhaawacay kadib markii laba nin oo wajiyada soo duubtay ay rasaas ku fureen fiidnimadii Sabtida magaalada Christiania...

War Deg Deg Ah:- Denmark oo soo bandhigtay Hindise Sharciyeedka lagu Mamnuucayo Quraan Gubista

0
dawladda Denmark ayaa soo bandhigtay hindise sharciyeedka ku saabsan sida ay suurtogal ugu noqon karto joojinta gubista qur’aanka kariimka ah. Sida laga soo xigtay wasiirka...

Kooxda Al-Qaeda oo Hanjabaad u soo dirtay Dalalka Sweden iyo Denmark

0
Ururka argagixisada ah ee Al-Qaacida ayaa soo saaray hanjabaado cusub oo argagixisanimo oo ka dhan ah dalalka Sweden iyo Denmark, iyadoo la eegayo dhacdooyinkii...

Dowlada Denmark oo ku dhawaaqday Adkeynta Xuduudaha ay la wadaagto Sweden

0
Booliska Denmark ayaa maanta ku dhawaaqay inay kordhiyeen go’aanka ay ku adkaynayaan ilaalinta xuduudka Sweden, ilaa 17ka Agoosto. Waxayna booliisku dhowr toddobaad ka hor go’aansadeen in la xoojiyo kontoroolka...

Caro ka dhalatay Hadal Raisal Wasaaraha Denmark ka tiri Mamnuucida Gubitaanka Quraanka ee Dalkeeda

0
Xili Dalalka Yurub badankooda ay ka jirto Xiisad ka dhalatay in la gubo Quraanka kariimka Waxaa Dalalka Qaar ay bilaabeen inay Mamnuucaan Gubitaanka Quraanka...

Nin Danish ah oo Dilay Xaaskiisa iyo Gabadh uu dhalay oo lagu dilay Turkiga

0
Sida ay sheegtay warbaahinta dalka Turkiga, muwaadin u dhashay dalka Denmark ayaa loo xiray dilka gabadhiisa oo todobo sano jir ahayd iyo xaaskiisii ​​hore...

Dowlada Iran oo Dalkeeda u diiday Safiirka Cusub ee Sweden

0
Iran ayaa ku dhawaaqday in dalkeeda aysan u ogolaan doonin safiirka Sweden ee imaanaya dalka, sida ay qortay AFP. Go’aankan ayaa yimid ka dib markii...