Sweden oo soo bandhigay Waqtiga uu bilaabanayo Sharciga Cusub ee Corona iyo inta uu...
Dowlada ayaa maanta u soo bandhigtay sharciga ku meel gaarka ah ee Corona gudiga sharciga ee Dalka. Wasiirka arrimaha bulshada Lena Hallingrin ayaa shir...
Labo wiil oo walaalo ah oo lagu Xukumay Musaafurin iyo Xabsi daa’in gudaha Sweden
Maxkamad ku taal Sweden ayaa maanta xukuntay laba wiil oo walaalo kuwasi oo lagu eedeeyay toogashada loog geestay wiil 19 jir ah oo ay...
Laanta Socdaalka ee Migrationsverket oo ka hadashey Xaalada Qaxootiga ee Sanadkan
Wareysi uu bixiyay Mikael Ribbenvik oo ah agaasimaha guud Laanta socdaalka ayuu kaga hadlay Qaxootiga sanadkan iska dhiibay wadanka madama lagu jiro xaalad qaxooti...
Sweden oo Sharciyo Cusub iyo Xayiraada dheeri ah soo saartay goor dhow (Afar Qof...
Dowlada Sweden ayaa maanta soo saartay Sharciyo Cusub
Laga bilaabo 24-ka bishan diseembar oo ku beegan maalinta ciidda Kirismaska ayey bilaaban doonaan xayiraado hor leh...
Sharciyada Cusub ee Qaxootiga Sweden filayaan Sanadka cusub
waxaa bilaabanaya fasaxyada wadanka Sweden iyadoo la filayo sanadka cusub ee 2021 oo ay naga xigto mudo 12 maalin oo kaliya.
Sanad walbo Dowlada Sweden...
Qoys ka kooban Aabe, Hooyo iyo Todobo Caruur oo laga saaray Gurigooda Magaalada Malmö...
Qoys ka kooban aabe, hooyo iyo todobo caruur ah ayaa wajahaya in laga saaro aqalkii ay daganaayeen ee ku yaalay xaafada Rosengord, Malmö, sababo...
Sharciga Dugsiga Sare ayuu ku helay Degenaanshaha lakin dib ayaa looga ceshtay sababtaan
tan iyo sanadkii 2015 waxaa jiray sharciyo badan oo Dowlada Sweden soo saartay kuwaasi oo qaxootiga lagu adkeeyay waxana arintaasi keentay in dad badan...
Barlamaanka oo Cod Aqlabiyad ah uga soo horjeestay Sharciga Dhalinyarada ee Dugsiga Sare
Aqlabiyadda xisbiyada baarlamanka ayaa ka soo horjeeda soo jeedinta dowladda ee ku saabsan in laga Qafiifiyo sharciga dugsiga sare ee lagu muransan yahay. Tani...
Migrationsverket ” Qatar ayay ugu jiraan Musaafurin shaqaalaha aqoonta leh ee soo galootiga ”
Maamulka socdaalka ayaa dhaleeceeyay hindisaha cusub ee sharciga socdaalka. Jawaabta ay ka bixisay soo jeedinta, waxay hay'addu ka fiirsatay in shaqaalaha aqoonta leh ee...
Isku keenista Qoysaska kala maqan oo Dowlada Sweden ku sameesay isbadal dheeri ah
Dowlada Sweden ayaa wada qorshe lagu fududeenayo in leesku keeno qoysaska kala maqan isla markana loo fududeeyo sharuudaha hada ku xeeran marka uu qofka...