Tuesday, July 29, 2025

Norway oo soo saartay tirada Somalida heshay Dhalashda iyoTirada guud

1
Ku dhowaad 19,500 oo ajaanib ah ayaa qaatay dhalashada Norway sanadkii 2020. Taasi waxay ka badan tahay 6,300 sanadkii ka horeeyay. Inta badan dadka qaatay...

Laanta Socdaalka oo soo saartay Saadaasha Qaxootiga iyo helitaanka Dhalashada ee Sanadka Cusub

0
Hay'adda laanta socdaalka waxay saadaalisay in tirada magangalyo doonka Sweden ay sanadkan waxyar ka badnaan doonto sanadkii hore. Waxay sidoo kale filaysay in tirada codsiyada...

Sharci ayuu Helay 20 Sano kadib lakin waa mid ku meel gaar ah

0
Sweden ayuu yimid 2002 si uu u sugo ku dhowaad labaatan sano ka hor inta uusan helin degenaanshaha .. Marka la soo koobo, tani...

Sweden oo soo saareysa Xayiraado Cusub oo gudaha Wadanka ah

0
Dowlada ayaa u dhaqaaqeysa inay soo saarto go’aan qasab ah oo lagu xadidayo tirada rakaabka ee tareenada dhaadheer iyo basaska, sababo la xiriira cabsida...

Aabe Maxkamad lagu soo taagay Magaalada Malmö kadib Caawinta Gabadhiisa

0
Aabe ayaa maxkamad ku taal magaalada Malmö lasoo taagay isagoo lagu eedeeyey kadib markuu gabadhiisa ku dhiirrigeliyey inay garaacdo saaxiibkeed inta khilaafku u dhexeeyey,...

Mideynta Qoysaska oo loo fududeenayo Muwaadiniinta Sweden ee isku dacwoonaya

1
Wasiirka socdaalka iyo cadaalada Morgan Johansson wuxuu sheegay inuu sameyn doono wax walba oo karaankiisa ah si loo hubiyo in waqtiyada laga baaraandegayo codsiyada...

Hay’ada Socdaalka ee Migrationsverket oo sheegtay Dhibaato ku imaaneyso Hanaanka soo dhaweynta Magangalyo doonka

0
Wasiirka arimaha gudaha Sweden, Mikael Dampre, ayaa xaqiijiyay in hey'adda socdaalka Sweden ay ku qanacsan tahay soo jeedinta ah in la muujiyo tijaabinta corona...

Hooyo Somaliyeed iyo Dowlada Norway oo Mar kale Dacwad ku dhexmareyso Maxkamada Yurub

0
Hooyo Somaliyed iyo Dowlada Norway qeybteeda qaabilsan Xanaanada Caruurta ayaa mar kale waxay dacwad ku dhex-mareysaa Maxkamada sare ee Yurub. Kiiskan ayaa quseeya wiil ay...

Agaasimaha Migrationsverket-ka oo Cadeeyay Waqtiga jawaab helista Mideynta Qoysaska iyo Dadka Qaxootiga

0
Agaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka Iswiidhan Mikael Repinvik ayaa ka jawaabey dhaleeceyn ku saabsan waqti dheer oo sugitaan deganaansho iyo go'aanno muwaadinimo Iswiidhan ah. Waxa...

Skatteverket-ka oo sheegay Xiliga Canshuur celinta la bilaabayo iyo Isbadalka Cusub ee Sanadkan

0
Bilowga bisha soo socota ee Maarso, tiro Dadka Swedishka ah ayaa heli doona canshuur celinta. Waxyaabaha cusub ee sanadkaan soo kordhay ayaa ah in...