Duqa Eskilstuna ” Waxaan Rabnaa in Qaabilaada Qaxootiga laga Joojiyo Magaaladeena
Duqa Degmada Eskilstuna ayaa shaaca ka qaaday in ay doonayaan in Degmadooda laga qaado masuuliyada Qaxootiga iyo Qaabilaadooda.
Jimmy Jansson oo ka tirsan Xisbiga S...
Sweden oo maanta ku dhawaaqday go’an Cusub oo ku aadan Dadka Qaatay Talaalka
Dowlada Sweden gaar ahaan qeybta Caafimaadka Waxay maanta ku dhawaaqday go'an Cusub oo ku aadan Dadka qaatay Talaalka Sida uu qoray Radio sverige.
Dadka Qaatay...
War Deg Deg Ah: Maxkamada ICJ oo ku dhawaaqay go’anka Cida iska leh Badda...
Maxkamadda Cadaalada Adduunka ee ICJ ayaa diiday doodda ugu weyn ee Kenya oo aheyd inuu jiro xaduud u dhexeeysa Soomaaliya iyo Kenya oo la...
Dowlada oo kordhineysa Lacagta Dulsaarka CSN-ta Sweden
Ardayda wax ka barata Sweden ayaa loo ogolyahay lacag deyn ah oo ay dib u bixiyaan marka ay dhameestaan Waxbarashada.
Dowlada ayaa hada soo jeedisay...
Giriigga oo joojinaya Qaxootiga dib loogu Celinayo Turkiga isagoo balan-qaad sameeyay
Greece ayaa sheegay Jimcihii maanta inay baari doonto wararka sheegaya in qaar ka mid ah Muhaajiriinta si sharci darro ah dib loogu celiyo xadka,...
Maxaa Sabab u ah in Sweden joojiso Talaalka Nuuca Moderna
Sweden ayaa ku dhawaaqday in ay joojisay Talaalka nuuca Moderna gaar ahaan in lagu talaalo dadka da'dooda ka hooseyso 30 sano jirka.
Dhoor sabab ayaa...
Imtixaan Luuqada ah oo laga qaadayo Shaqaalaha Dugsiyada Xanaanada Caruurta
Imtixaanka Luuqada ayaa laga qaadayaa Shaqaalaha ka Shaqeeya Goobaha Dugsiyada Xanaanada Caruurta sida uu ku waramayo Talafashinka SVT.
Dowlada Hoose Lindsbury ee Örebro ayaa ah...
Waxaa Bilowday Sharci Cusub oo Quseeya Qofka Iska dhiibaya Sweden
Waxaa Bilowday Sharci Cusub oo quseeyq Qof Walbo oo iska dhiibaya Dalka Sweden qaab Magangalyo doon ah sida ay Shaacisay Dowlada.
Sharciga Cusub ayaa dhibaya...
Qarax ka dhacay Magaalada Götenborg ee Sweden oo dad badan ku dhaawacmeen
Dhowr qof ayaa la geeyay isbitaalka, oo ay ku jiraan 6 dhaawac halis ah, ka dib markii qarax saaka ka dhacay dhisme dabaq ah oo...
Cabdixamiid ” Hooyaday Waxay ku dhex dhimatay Taxi Dhexdiisa Markii ay Ambalaska Waceen”
Cabdi Xamiid ayaa ka hadlay sida ay hooyadii ku dhimatay mar uu u waramey Raadiyaha Dowalda qeybta P4.
Waxay aheyd dhacdo iyo kiis kale oo...