Sweden oo joojisay Musaafurinta Qaxootiga Dal kamid ah Qaarada Africa
Hay’adda Socdaalka Sweden ayaa go’aan ka gaartay inay joojiso dib u celinta dadka Itoobiyaanka ah ee magangelyo-doonka ah ee loo diiday dalka Itoobiya.
Hay’adda ayaa war-saxaafadeed ay...
Maxkamada Götenborg oo ka laabatay go’anka lagu xiray Iskuulada Islaamiga
Maxkamadda maamulka ee magaalada Stockholm ayaa maanta go’aan ku gaartay in la joojiyo xiritaanka saddex dugsi oo diinta Islaamka lagu barto oo ku yaalla...
Hay’adda Skatteverket-ka oo Cadeysay Waqtiga ugu Danbeeya ee Lacag Bixinta
Wakaaladda canshuuraha ayaa caddaysay in maalinta jimcaha ee 12-ka November ay tahay maalinta ugu dambeysa ee la bixinayo canshuurta dakhliga ee sannadkii hore, iyadoo qofkii soo daaha...
Ismail Yuusuf ” Waxaan ku jiray Dadka Finland ku soo sirmay Walina ku Sugan...
ka hor Sanadkii 2015 Dalka Finland Waxa uu kamid ahaa wadamada sida fudud sharciga ku siiya Qaxooti ay kamid yihiin Somalida Waxaana jira Xog...
Magdalena Andersson ” Qofka Qaata Lacagta Ceyrta Waa inuu Shaqeeyaa Sidoo kalena Swidhishka Bartaa...
Taariikh-da markii ugu horeysay Sweden waxaa la filayaa in Qof Dumar ah loo doorto xilka Wasiirnimo fursadan oo timid markii Magdalena Andersson loo doortay...
Hay’ada Socdaalka ee Migrationsverket-ka oo go’an Cusub ka gaareysa Tim
Tim Waa Wiil yar oo 3 sano jir ah Waxana uu kasoo jeeda Dalka Nigeria Halkaasi oo Hooyadiis ku nooshahay.
Magaalada Skåne ee Dalka Sweden...
Wargalin: Waqtiga Saacada oo Badalmeysa Habeen Danbe Wadamada Yurub
Saacadda waxaa dib loo dhigi doonaa hal saac, waxana isbadalka uu Dhicidoonaa Habeen Sabtida Hooyaneyso Axada soo Galeyso ee 30-31 Bisha marka ay tahay...
Hay’ada Migrationsverket-ka oo ka hadashay Qaxootiga La Filayo iyo isku keenista Dadka
Hay’adda Socdaalka Sweden ayaa filaysay in dalka uu qaabili doono tiro yar oo qaxooti ah inta u dhaxaysa 2021 ilaa 2022, iyadoo xustay in...
Dukaamada Stockholm oo Hilibka Shiidan ee Caadiga loogu Daro Midka Doofaarka
Sida ay Shaaca ka Qaadeen Maamulka Degmada Stockholm waxaa jira Dukaamo lagu Qayaamay Hilibka Doofaarka iyagoo dalbaday hilibka Caadig.
Tusaale marka ay Dukaamadan dalbadaan hilibka...
Booliska oo ka hadlay Waqtiga Sugitaanka dheer ee cusboonaysiinta baasaboorka Sweden
waxaa siii kordhay muddooyinkan sugitaanka ballamaha cusboonaysiinta baasaboor ee waaxda booliska gaarka ah ee Sweden.
Qaadista xayiraadaha Corona waxay gacan ka geysatay baahida aadka u sareysa...