Home News in English Wargalin: Waqtiga Saacada oo Badalmeysa Habeen Danbe Wadamada Yurub

Wargalin: Waqtiga Saacada oo Badalmeysa Habeen Danbe Wadamada Yurub

0

Saacadda waxaa dib loo dhigi doonaa hal saac, waxana isbadalka uu Dhicidoonaa Habeen Sabtida Hooyaneyso Axada soo Galeyso ee 30-31 Bisha marka ay tahay Saddexda Ayay dib ugu dhicidoontaa Labada Habeenimo.

Tani waxay dhacaydaa Labo Mar Sanadkii inkastoo malaayiin Swedish ah ay rajaynayeen in la soo afjaro nidaamka isbeddelka wakhtiga, si loo doorto hal nidaam oo aan la Badalin, sida uu baarlamaanka Yurub go’aamiyay dhowr sano ka hor.

Balse wadamada Midowga Yurub ayaan wali ku heshiin inay bilaabaan dhaqan gelinta go’aankan, sidaas darteed waxay qaadan doontaa waqti ka badan intii la filayay.

DST waxay ahayd in la baabi’iyo gugii hore, laakiin taasi waxay qaadan doontaa wakhti dheer hadda.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here