Home Wararka Maanta Xaafada Rinkeby oo Lagu Qabtay Dibad-baxyo ay ka Qeyb galeen Qoysaska Dhibanayaasha...

Xaafada Rinkeby oo Lagu Qabtay Dibad-baxyo ay ka Qeyb galeen Qoysaska Dhibanayaasha u ah Toogashooyinka

0

ilaa boqol qof ayaa isugu soo baxay fagaaraha Rinkeby ee duleedka magaalada, habeenimadii jimcaha, si ay u garab istaagaan qoysaska dhibanayaasha dambiyada rabshadaha wata, oo ay ugu dambeysay dilkii fanaanka reer Sweden “Einar”.

Qoysasku si wada jir ah ayay isugu soo baxeen si ay u cambaareeyaan dembiyadaas ka socda Magaalada.

qabanqaabiyeyaasha ayaa Warbaahinta u sheegay in ay ku farxaxsanyihiin ka qaybgalka iyo Taageerida Dadka Dhibanayaasha.

“Waxaan ku faraxsanahay in dad badan oo reer Stockholm ah ay dareemaan in tani ay tahay mas’uuliyadda qof walba,” ayay tiri Ida Kressa mid ka mid ah aasaasayaasha hindisaha.

“Rabshadaha dilalka looma arki karo arrin ka jirta meelaha nugul oo Kaliya ayay raacisay

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here