Sunday, July 20, 2025

Muranka u dhaxeeya Midowga Yurub ee Siyaasada Qaxootiga oo wali taagan

0
Jarmalka iyo Faransiiska ayaa isku dayaya in ay isku dubbaridaan dadaalkooda dib u habeynta siyaasadda magangalyada Yurub  , laakiin waxaa jira mucaaradad xooggan oo Midowga Yurub ka...

Dhalinyaro Somali ah oo kamid Noqotay Dadkii ku dhintay Xadka Giriiga iyo Turkiga

0
Xadka ay wadaagaan dalalka Turkiga iyo Gariiga waxaa qabow dartiis ugu geeriyooday 19-qof oo tahriibayaal ah, waxaana labada dal midbo midka kale ku eedeeyay...

Talaal Cusub oo laga Qaadanayo Sanka kana hortagaya Corona oo soo baxay

0
Shaybaadhyada shirkadda Bharat Biotech ee Hindiya ayaa shaaca ka qaaday tallaal ka shaqeeya in lagu buufiyo sanka halkii lagu duro jidhka, kana shaqeeya joojinta fayraska ee...

Shirkadaha Guryaha Sweden Qaar oo War kasoo saaray kirada Guryaha Cusub

0
Shirkadaha guryuhu ayaa filanaya in kirada guryaha dhawaan la dhisay ay kor u kacdo meelaha qaarkood. Maanta tusaale ahaan guryahan ku yaal Jönköping waxa ay kireyn...

War Hada AH: Sweden oo ku Dhawaaqday Waqtiga dib loo furayo Dalka lana Joojinayo...

0
Dowlada Sweden gaar ahaan  ra'iisul wasaare Magdalena Andersson ayaa maanta ku dhawaaqday in la joogo Waqtigii Dalka dib loo Furi lahaa. Andershon ayaa ku dhawaaqay joojinta...

Xadka u dhaxeeya Giriiga iyo Turkiga oo Dad badan ugu dhinteen Qabow dartii

0
Wasiirka arrimaha gudaha ee Turkiga Suleiman Soylu ayaa maanta oo Arbaca ah ku dhawaaqay dhimashada 12 qof oo qaxooti ah oo qaboow ba’an ku qabowsaday...

Qiso ku Saabsan Gabar 15 Sano Sharci la’an ku ah Sweden oo aan la...

0
Warbixin ay maanta soo saartay warbaahinta ayaa iftiimisay qiso ku saabsan gabar Carab ah oo ku nool dalka Sweden muddo 15 sano ah. Hadda...

Qof u dhintay Toogasho loogu geestay Xaafada Rinkeby ee Stockholm

0
Nin dhalinyaro ah oo da’diisa lagu qiyaasay labaatan jir ayaa u dhintay dhaawac ka soo gaaray rasaas xalay looga geeatay xaafadda Rinkeby ee magaalada...

Magangalyo Doonka Shaqeeya ee Jawaab sugaha ah oo ku noolaanaya Hoyga Migrationsverket-ka

0
Dowlada ayaa wada qorshe ay ku dooneyso inay meesha kaga saarto sharciga EBO ee qofka xaqa u siinaya inuu ku noolaado goobta uu doonayo. Sida...

Sweden oo soo bandhigtay Tirada Qaxootiga ay soo qaaday Sanadkii hore

0
Sannadkii hore, Iswiidhan waxay heshay tiradii ugu badnayd ee qoxooti kootada ah muddo dhowr iyo toban sano ah. Sababta tirada badan keentay ayaa ah in...