Sunday, May 5, 2024

Försäkringskassan oo ka dalbatay Haweeney ku nool Norrköping inay soo Celiso 400,000 kr

0
Försäkringskassan ayaa haweeney ku nool Norrköping ka dalbatay in ay u soo celiso lacag dhan 400,000 oo karoon si ay uga soo celiso kaalmada...

Maxaa Sabab u ahaa in Sharciga Deganaanshaha Sweden laga ceshto 6,000 kun oo Qaxooti...

0
Dhawaan dowlada Sweden qeybteeda Laanta Socdaalka ee Migrationsverket-ka ayaa ku dhawaaqday in 6000 kun oo Qaxooti ah laga ceshtay Sharciga Deganaanshaha kaasi oo markaasiii...

Denmark oo baaritaan Sharciyada leesku waydiinayo ka bilowday Xuduuda ay la wadaagto Sweden

0
Danmark ayaa maanta bilaabaysaa adkeynta xuduuda ay la leedahay Sweden. Dadka ka safraya Iswidhan ilaa Danmark ayaa looga baahanyahay baasaboorkooda. Bilayska xuduudaha Denmark ayaa baari...

Sweden oo Qaxooti dib ugu celisay Wadamadooda Habeenkii Xalay iyo Banaanbaxyo dhacay.

0
Habeenkii Xalay waxaa dib loogu celiyay Dalkooda Qaxooti kasoo jeeda Dalka Afganistan kuwaasi oo dhameestay Waqtiga loogu tala galay in ay ku noolaadaan Guryaha...

Dab buuxinta ( scooter-ka ) oo laga Sameeyo lacag ka badan Mushaharka Caadiga ee...

0
marka aad joogto Dalalka Yurub waxaa soo baxay qalabka loo yaqaano (scooter) waa adeeg kuu sahlaya in aad u raacdo goobta kuu dhow adiga...

Wararkii ugu danbeeyay Xaalada Cudurka Coronavirus ee Sweden iyo Tirada guud halka ay mareyso

0
Xaalada cudurka Corovirus ee Dalka Sweden ayaa noqotay mid aad u halis ah waxana gobolada wadanka badankooda laga helayaa dad cusub kuwaasi oo laga...

Qaxootiga Carabta oo loo diiday in laga Kireeyo Guryaha Mid kamid Shirkadaha Malmö

0
Warbixin maanta la daabacay ayaa daaha ka qaaday in mulkiilaha guryaha ee Rosengord ee Malmö uu si fagaare ah u dooranayo kiraystayaasha iyadoo loo...

Turkiga oo Sweden ku cadaadinaya inay ansixiyaan mashruucyo balaayiin dollar ah ku baxeysa

0
Iswiidhan waxa ay rabtaa in ay dammaanad ka noqoto dayn dhan saddex bilyan oo koron oo loogu talagalay mashruuca tareenka ee Turkiga. Hadda email-lada la...

Turkiga oo sheegay in Sweden ku Fashilmatay joojinta gubista Quraanka

0
Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga Hakan Fidan ayaa ka hadlay dabkii dhawaan lagu gubay qur’aanka kariimka ah , isagoo sheegay in ku guuldaraysiga Stockholm ee joojinta gubista qur’aanka...

Malmö oo lagu qabtay isku soo bax lagu Cambaareenayo Weerarkii lagu qaaday Iskuul Waxbarasho

0
Dhawr boqol oo qof oo reer Malmö ah ayaa galabta isugu soo baxay afaafka hore ee xarunta dawladda hoose, waxaana ay muddo hal daqiiqo ah aamusnaayeen,...