Booliska Sweden oo ka hadlay Sababta aysan u joojin karin Gubista Quraanka ee Rasmus...
Afhayeenka booliiska Carina Skagerlind ayaa sheegtay in qiimeyn sharci oo hore loo sameeyay lagu soo gabagabeeyay in gubista kutubta diiniga aysan ahayn kicin koox...
Rabshado ka dhacay Caasimada Malmö oo ka dhashay Gubista Quraanka
11-kii habeenimo ee Xalay ayaa dhowr dab lagu arkay xaafadda Rosengård ee magaalada Malmö. kadib Maalmihii la soo dhaafay, la gubay qur’aanka kariimka taasu...
Rasmus Paludan oo mar kale Codsaday inuu ku laabto Linköping iyo Norrköping
Rasmus Paludan oo ah xagjirka garabka midig ee Danish-Swedish ayaa doonaya inuu mar kale ku gubo quraanka kariimka ah ee Linköping iyo Norrköping, balse...
Raisal Wasaaraha Sweden oo ka hadashey Rabshadihii ka dhacay Dalka ee Quraanka lagu gubay
Ra'iisul wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa si adag u cambaareysay waxa ay ugu yeertay "Rabshadaha hadda lagula kacay booliiska iyo dadweynaha Örebro". Jawaabta rabshada...
Örebro: 9 Askari oo Boolis ah oo lagu Dhaawacay, 4 Gaari oo lagu gubay...
Ugu yaraan sagaal askari oo bilays ah ayaa ku dhaawacmay isku dhacyo ay la galeen dad mudaaharaadayay markii uu xagjirka garabka midig ee Danish-Swedish...
Xaafada Rinkeby oo Askari Boolis ah lagu Dhaawacay, Halka 8 Qof lagu Xiray
Nin booliis ah ayaa ku dhaawacmay rabshado galabnimadii jimcaha ka dhacay xaafadda Rinkeby ee magaalada Stockholm , kaas oo looga soo horjeeday xagjirka garabka...
Faafaahin: Rabshadaha ka dhacay Xaafada Rinkeby ee Quraanka lagu Gubay Maanta
Maanta oo Jimco Xaafada Rinkeby waxaa ka dhacay Rabshado ku aadan nin Cunsuri ah oo doonayay inuu halkaasi ku gubo Quraanka Kariim.
Xiliga dhacdada lagu...
War hada Ah: Xaafada Rinkeby oo Rabshado ka Socdaan Hada
Warar hada laga helayo Xaafada Rinkeby ayaa Sheegaya in Halkaasi ay ka socdaan Rabshado Xoogan oo ku aadan in Halkaasi Maanta lagu gubay Quraanka.
Lama...
Linköping: Qorshe Quraanka lagu gubayay oo Fashilmay, Saddex Boolis ah oo la geeyay Isbitaalka
Gelinkii dambe ee shalay ayaa saddex askari oo boolis ah la keenay qolka gargaarka degdegga ah, taasoo ka dhalatay rabshado ka dhacay magaalada Linköping...
Ruushka oo ka hadlay Tilaabada uu Qaadayo hadii Sweden iyo Finland ay ku biiraan...
Guddoomiye ku xigeenka Golaha Ammaanka ee Ruushka Dmitry Medvedev ayaa Sweden iyo Finland ugu hanjabay "cawaaqib xun" maadaama labada dal ay ku biirayaan Ururka...