Sunday, May 19, 2024

Sweden oo digniin kale kasoo saartay farogalinta Amaanka Dalka iyo wadamo ka danbeeya

0
Hay'ada Amaanka Qaranka Sweden ee Säpo ayaa digniin labaad kasoo saartay farogalin lagu hayo amaanka Dalka oo ka danbeeyaan Dowlada waaween iyagoo u soo...

Caa’isha (Silvia Romano) oo muslimiinta taliyaaniga u balan qaaday kulan ay la yeelaneyso dhawaan

0
Caa’isha (Silvia Romano) ayaa Facebook farriin ugu dirtay Muslimiinta Talyaaniga oo farriin muuqaal ahayd hiillo u muujiyey xilli ay wajahayso weerarro nacayb ah, tan...

Dowlada Sweden oo kordhisay Xayiraada Saaran booqashada goobaha dadka waayeelka

0
Dowladdu sweden ayaa  kordhisay xannibaadda booqashada goobaha waayeellada illaa dhammaadka Agoosto. Wasiirka arrimaha bulshada Lina Hallingren ayaa shir-saxaafadeed maanta ku sheegtay in go’aanku yahay...

Midowga Yurub oo shaaciyay Tirada Dadka uga dhintay Xanuunka Corona

0
Wadamada midowga yurub ayaa shaaciyay tirada Dadka ugu dhintay Xanuunka corona tan iyo markii uu xanuunka soo gaaray Qaaramada Yurub. Tirada dhimashada ee lagu soo...

Gabar 11 Sano jir ah oo Waalidkeeda laga reebay Xili ay Safar u socdeen

0
Warbaahinta Gudaha Sweden ayaa baahisay gabar 11 sano jir ah oo waalikeeda laga celiyay xili ay ku socdeen Dalka Turkiga waxaan go'anka uu yimid...

Norrköping:- Xukun laga soo saaray Hooyo dishay Gabadheeda oo 3 sano jir ah

0
ugu danbeyn Maxkamada Degmada Norrköping ayaa Xukun kasoo saartay Hooyo lagu eedeeyay Dilka gabadheeda oo 3 sano jir kaasi oo dhacday bishii january ee...

Dowlada Sweden oo kordhisay Waqtiga ilkaha lagu haajinayo

0
Dawladdu Sweden ayaa go’aansatay inay kordhiso muddada magdhawga ilkaha ee bukaannada aan awoodin inay booqdaan dhakhtar sababo la xiriira cudurka .Corona. Sida laga soo xigtay TT. Caadi...

Sweden oo soo bandhigtay Lacag loogu tala galay Daryeelka Caruurta ku nool Xaafadaha danyarta

0
Caruurta dambiilayaasha waa in ay daryeel ka helaan adeega bulshada si dambiga maanta jira uusan uga badnaa kan bari Sidan waxaa yiri hogaamiyaha xisbiga...

Qaxootiga Turkiga ku sugan oo helaya Lacagta Kaalmada ee ( Ceyrta ) Shaqooyin iyo...

1
Midowga Yurub ayaa malaayiin badan oo euro ku bixinaya mashaariic lagu hormarinayo qaxootiga ku sugan dalka Turkiga, sida uu sheegay Nikolaus Meyer-Landrut. MY ayaa soo...

Försäkringskassan:- Laga bilaabo 1 November waxaan dib u bilaabeynaa Cadeymaha Warqadaha Dhaqtarka (läkarintyg)

0
Shuruudaha looga baahan yahay caddeynta caafimaadka ee Dhaqtarka ayaa dib loo soo celin doonaa 1 Nofembar marka la codsanayo lacagta jirrada ama kaalmada daryeelka...