Monday, May 6, 2024

Sweden Xisbiga Moderate-ka oo bilaabay Wada-hadal uusan ku jirin Xisbiga SD.

0
Xisbiga Modertarka-ka ayaa bilaabay wada-hadal Cusub oo salka ku haya in Dowlada cusub uu hogaaminayo uu ka saaro Xisbiga Cunsuriga ee SD isagoo wada-hadalka...

Götenborg Booliska oo helay gabar yar oo laga afduubtay Albaabka hore ee Hoyga Xanaanada...

0
Booliiska dalka Sweden ayaa ku guulaystay inay dib u soo celiyaan gabar yar oo lix bilood jir ah oo isla maanta lagu waayey bannaanka...

Mooshin uu Xisbiga Sverigedemokraterna ka keenay Aadaanka Masaajidka oo la diiday.

0
Dood ballaaran oo ka dhacday kulankii hoggaanka xildhibaannada ee maamulka Karlstad ayaa lagu go’aamiyey in aan masjidka laga joojin xaqa uu u leeyahay aadaanka...

Norway oo sheegtay in hoos u dhacday tirada dadka isguursaday ee dalkeeda.

0
Dowlada norway ayaa soo saartay tiro koob ku aadan dadka isguursaday sanadkii hore kadib markii ay hay'ada Xog aruurinta dalka SSB ay soo bandhigtay...

Sweden Isbuucan waxaa jira baaritaan dhanka gadiidka ah guud ahaan wadanka.

0
isbuucan waxaa dalka sweden guud ahaan ka jira baaritaan ku aadan dhanka gadiidka iyadoo loogu magacdaray isbuuca ka hortaga gaadiidka sida laga soo xigtay...

Wadamada Yurub oo laga hadal hayo Tahriibayaal Afduubtay Markabkii soo badbaadiyay

0
Ciidamada jasiiradda Malta ayaa gacanta ku dhigay markab ah kan shidaalka xambaara oo ay afduubteen dad tahriibayaal ah oo badda laga soo badbaadiyay iyaga...

Barlamaanka Midowga Yurub oo Ansixiyay Sharci Cusub oo Qaxootiga lagu Xakameenayo

0
Barlamaanka Midowga Yurub ayaa Ansixiyay Sharci Cusub kaasi oo lagu Xakameenayo Qaxootiga Sida Sharci darada ku imaanaya Wadamada xubinta ka ah Midowga Yurub. Sharciga ayaa...

War hada ah Götenborg oo lagu xiray Maamulo iskuul diini ah oo Madax...

0
xili dhawaan maxkamad lasoo taagay aas aasihii Maamulka iskuulada Al-azhar ayaa wararka laga helayo Götenborg waxay sheegayaan in halkaasi lagu xiray maamulo kale oo...

Magaalada Malmö oo labo Qarax ka dhaceen Habeenimadii Xalay

0
Wararka laga helayo Magaalada Malmö ee Caasimada Sadaxaad ee Dalka Sweden ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay labo qarax kuwaasi oo labo goob...

Denmark oo lagu Xiray Dadkii ka danbeeyay Dilka Dhalinyaro Sweden kasoo jeeda

0
Mudo Sadax isbuuc kahor waxaa Caasimada Denmark lagu dilay dhalinyaro kasoo jeeda Sweden kuwaasi oo rasaas lagu furay gaari ay wateen. Dilka ayaa la xiriiray...