Wednesday, April 24, 2024

Iskuulka Cordoba ee Kista oo si Rasmi Loo Xiray

0
Iskuulka Cordoba ee ku yaala Xaafada Kista ayaa go'an lagu gaaray in la Xiro kadib markii ay digniin soo laartay Hay'ada Amaanka Sweden ee...

Nin Watay Lacag Kaash ah oo lagu Qabtay Garoonka Diyaaradaha Arland

0
Sida uu sheegay Booliska nin Watay lacag kaash ah ayaa lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Arland ee Caasimada Stockholm lacagta kaashka ayaa cadadkeeda lagu sheegay...

Cabsi laga Qabo Weeraro ka dhaca Sweden oo korortay Sida ay sheegtay Säpo

0
Sida ay shaacisay Hay'ada Sirdoonka Wadanka Sweden ee Säpo waxaa korortay Weeraro lagu soo qaado Wadanka. Marka la eego Weerarada ka dhacay Wadanka ruushka Waxaa...

Booliska sweden oo Xaafada Rinkeby ku toogtay Qof watay..

0
Abaaro 23:42 pm ee xalay waxaa booliska Stockholm ay toogasho ka geesteen Xaafada Rinkeby ee ku taalla dhanka waqooyi ee Stockholm. Toogashada xalay ayaa timid...

Ninka ugu Da’da weyn Sweden oo jirsaday 110 sano jir isagoo u dabaal dagay..

0
shalay galabkii ayuu jirsaday 110 sano ninka ugu weyn dalka sweden kaasi oo markasta u dabaal daga xiliga uu dhashay caadiyan, Carl Mattson ayaa dabaal...

Magaalada Malmö oo soo dhaweysay Sharciyo Cusub oo la xiriira Soo dhaweynta Qaxootiga..

0
Maamulka Magalada Malmö ayaa soo dhaweyay baaritaan lagu sameeyay qaabilaada iyo soo dhaweynta qaxootiga iska dhiiba magaaladaasi iyo qaabka loo siinayo guryaha. Go.anka iyo Sharciyada...

Maxaa Ku soo Kordhay Sharciga la siinayo Dhalinyarada Sugayay Jawaabtooda 15-ka Bilood..

1
Dowlada Sweden ayaa markale waxay Xooga saareysa Qorshaha sharciga lagu siinayo Dhalinyarada Dalka soo gaaray Sanadkii 2015. Dhalinarada Sharciga la siinayo Ayaa ah kuwa Kaligood...

Ramadaan Kariim Dhamaan Akhristayaasha ku xiran Warbaahinta Somaliska..

0
Dhamaan bulshada somaliyed ee ku xiran Warbaahinta Somaliska ayaan ugu hambalyeeneenaa dhalashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Guud ahaan akhristayaasha Somaliska waxaan ugu mahadcelineenaa la socodka...

Faafaahin Dood ka taagan Qaabilaada Qaxootiga ee Midowga Yurub..

0
Hogaamiyayaasha 16 dal oo kamid ah Midowga Yurub oo Axadii shalay ku kulmay magaalada Brussels ayaa ku heshiin waayey xal u helida Qaabilaada Qaxootiga...

Dadka Sweden ku cusub qaarkood oo danbi loo galiyay qaab cusub..

0
dad ku sugan dalka sweden ayaa bilaabay in qaab cusub ay danbi u galiyaan dadka ku cusub dalka kuwaasi oo aan ogeen ama markaasi...