Saturday, May 4, 2024

Faransiiska oo u soo bandhigay Midowga Yurub Sharci Cusub oo lagu Caawinayo Qaxootiga kasoo...

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Faransiiska Gerald Dermanan ayaa soo dhaweeyay dalalka Yurub inay taageereen hindise Faransiiska uu keenay oo lagu caawinayo dalalka xuduudka leh ee...

Safaf Dhaadheer oo loogu jiro Garoonka Arland ee Sweden, Wadooyinka Qaar oo la xiray

0
Booliiska dalka Sweden ayaa saaka mar kale xiray wadada aada Terminal -ka 5-aad ee magaalada Arlanda, kadib markii ay soo buux dhaafiyeen dad safar ah. Shalay...

Rabshadaha Dilalka ee Sweden oo gaaray Halkii ugu Sareesay

0
Wararka ka imaanaya dalka Sweden ayaa sheegaya in rabshadaha hubeysan ay gaareen heerkii ugu xumaa sanadkan, sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay wakaalada wararka Sweden ee...

Moderaterna: Sweden Waxaa ka Mamnuuceynaa Guurka ilmo Adeerka

0
 Xisbiga M ayaa dalbaday baaritaan dowladeed si loo darso suurtagalnimada mamnuucida guurka ilma adeer iyo qaraabada Sweden, taasoo qeyb ka ah soo jeedintooda la...

Baarlamaanka Sweden oo ansixiyay in la sameeyo guddi baaritaan ku sameeya shaqaaqadii dhacday Easter-kii

0
Baarlamaanka Sweden ayaa ansixiyay in la sameeyo guddi baaritaan ku sameeya shaqaaqooyinkii ka dhacay ciidii Easter-ka ee la soo dhaafay, taasoo ka dhalatay gubista kitaabka qur’aanka kariimka...

Sweden oo diideysa Dalabka Madaxweyne Erdogan ee Muwaadiniinta Turkiga

0
Ilaha uu helay wargeyska Aftonbladet ayaa sheegaya in dowladda Sweden ay diidi doonto codsiga Turkiga ee ah in 7 muwaadiniinteeda ah loo soo gacan...

Barlamaanka Sweden oo diiday in wax laga badalo Xeerarka Dugsiyada Madaxa Banaan

0
Baarlamaanka dalka Iswiidan ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku diiday soo jeedintii dowladda ee ahaa in wax laga beddelo sharciyada dugsiyada madaxa bannaan.   Inta...

Dooda Barlamaanka ee Xisbiyada Sweden oo ku soo dhamaatay Khilaaf Xoogan

0
Ra’iisul wasaare Magdalena Andersson ayaa ku baaqday in la iska kaashado lana ixtiraamo arimaha siyaasadeed. "Dhammaan inta aan Sweden jecel nahay waa in aan...

Midowga Yurub oo Ansixinaya Sharci Cusub oo Sweden kasoo horjeedo

0
Inkastoo Sweden ay aad uga soo horjeedaan, haddana waxay u badan tahay in Midowga Yurub toddobaadka soo socda uu qaato hindise ku saabsan mushaarka...

Maalinta qaranka Sweden oo maanta ku beegan

6
Maanta waa maalinta Qaranka Sweden (Sveriges nationaldag). Guud ahaan wadanka ayaa laga dhigayaa xaflado lagu maamuusayo maalintaan iyadoo soomaalida sweden ku dhaqan ay ka qeyb...