Home Wararka Caalamka Barlamaanka Sweden oo diiday in wax laga badalo Xeerarka Dugsiyada Madaxa Banaan

Barlamaanka Sweden oo diiday in wax laga badalo Xeerarka Dugsiyada Madaxa Banaan

0
Foto: Tomas Oneborg / SvD / TT

Baarlamaanka dalka Iswiidan ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku diiday soo jeedintii dowladda ee ahaa in wax laga beddelo sharciyada dugsiyada madaxa bannaan.  

Inta badan xisbiyada isbaheysiga iyo Sverigedemokraterna ayaa u codeeyay sharcigan dowladda 173 cod halka 125 ay u codeeyeen.

Soo jeedinta baarlamaanka la horgeeyay ayaa waxaa ka mid ah in wax laga beddelo lacagta iskuullada iyo in dugsiyada hoose/dhexe laga siiyo mas’uuliyadda ah inay bixiyaan goob waxbarasho, tusaale ahaan haddii arday badan oo cusub ay yimaadaan degmada ama iskuul ama dugsiyo madax bannaan.

Wasiirka waxbarashada Lena Axelson Kellblum ayaa tiri, “Maanta waxaan fursad u helnay inaan saxno qaladkan. Waxa kale oo is waydiin mudan in wax laga bedelo nidaamka safafka ee dugsiyada madaxa banaan , si carruurta aan waalidkood wakhti hore boos u haynin aan boos loo diidin

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here