Sunday, May 19, 2024

Sharciga Cusub ee Caruurta oo caawinaya Caruur Sadax ah oo Aabahood laga tarxiilayo

0
Xeerka xuquuqda ilmaha ayaa Swden sharci ka noqoday sanadkan, midkaasi oo uu rajeeynayo inuu wax tar u yeesho qoys iyo saddex carruur ah oo ku...

Sweden oo kordhisay waqtiga uu hakadka ku jiro Safarada Dibada

0
Dowalda Sweden ayaa maanta waxay kordhisay mudada uu hakadka ku jirayo safarada dibada waxana la gaarsiiyay ilaa 15 july sida ay shir jaraa'id ku...

Waa Sadax Haween oo mida ugu yar ay jirto 94 Sano waxay kasoo kabsadeen...

0
Xaalada Corona ee ka jira Wadanka sweden waxa saameenta ugu badan kasoo gaartay Dadka waayeelka ee ku nool xaruumaha lagu hayo dadkaasi ee lagu...

Stefan löfven oo ka horyimid in Qaxootiga Cusub ee Sweden laga dhigo tiro Xadidan

0
Raisal'Wasaaraha  Sweden Stefan oo ka hadlay tirada Qaxootiga Cusub ee Dowladiisa qaadaneyso ayaa kasoo horjeestay in tiro cayiman oo Qaxooti ah la qaato waxaana...

Arbetsförmedlingen:- Heerka Shaqo la’anta oo Sare u kaceysa waliar

0
8540 qof oo kale ayaa iska diiwangeliyay xafiiska shaqalaha bulshada ee iswiidhan usbuucii hore. Saddex meelood meel dhamaan dadka cusub ee soo galay waxay...

Tirada Dhimashada Corona ee Sweden oo lasoo bandhigay maanta

0
Sweden ayaa maanta laga diiwaan galiyay dhimashada afar qof oo Xanuunka Coronavirus mudada afarta saac ee lasoo dhaafay sida ay shaacisay hay'ada Caafimaadka Dadweynaha...

Sweden oo joojineysa Ahmiyada lagu siiyo Dadka qaar goobaha Daryeelka Caafimaadka

0
Dowlada Sweden ayaa baaritaan ku sameeneysa Goobaha Daryeelka Caafimaadka madama ay jiraan Dadka swidhish ah oo la siiyo afmiyad gooni ah iyagoo ku jira...

Sweden oo 20 Billion Kr u qoondeesay Caafimaadka iyo Daryeelka Waayeelka

0
Shir jaraa'id oo maanta qabatay Dowlada ayaa lagu shaaciyay Lacag gaareysa 20 billion oo Dowlada ku maamgalineyso Caafimaadka iyo Daryeelka goobaha waayeelka Lacagtaasi iyo...

Bilowga Sanadkan 20 kun oo Qof oo laga ceshtay Kaarka Wadista Gawaarida (Körkort)

0
Intii lagu gudajiray qeybtii hore ee sanadka 2020, 20,303 liisanka wadista gawaarida ayaa wakaaladda gaadiidka ee Sweden kala noqotay Dadka ku nool wadanka Sweden...

Cudurka Corona oo ku sii kordhaya Caasimada Stockholm

0
Sida ay masuuliyiintu sheegeen, 660 kiis oo cusub oo cudurka loo yaqaan 'Covid-19 virus' ayaa la soo sheegey afartii maalmood ee la soo dhaafey,...