Monday, May 6, 2024

Sweden Ulla Gustavsson oo Xilkeeda ku wayday Qoraal ay ka qortay Gabar Xijaab ku...

1
Sharciga dalka Sweden ayaa aad u mamnuucaya faragalinta diimaha marka ay timaado isdhexgalka bulshada waxana arintaasi keentay in xilkeeda iska casisho Ulla Gustavsson oo aheyd...

Dowlada Sweden oo go’aamisay in la xiro nin jaajuusay Dad Qaxooti ahaan iskaga dhiibay...

0
45 jir lagu tuhmayo in uu Sweden ka geeystay basasnimo qaxooti ayaa ayaa saaka la go'aamiyey in la xidho. Xeer ilaaliyaha kiiska ayaa tuhun...

Malmö Bam lagu qarxiyay Goob Kalaab ah oo habeenki lagu caweeyo.

0
Kalaab lagu caweeyo habeenki oo ku yaalla Magaala Malmö ayaa lagu qarxiyay Bam habeenki Axada ee aanu soo dhaafnay taasi oo cidna waxba ku...

Magdalena Andersson ” Haweeynka aan ku dhalan Sweden waa in ay Shaqeeyaan oo aysan...

0
Haweynka ku nool Dalka Sweden gaar ahaan kuwa ka yimid dalalka kale ayaana shaqeenin marka loo eego kuwa ku dhashay Dalka sida ay sheegtay...

Sweden Qeybo kamid ah oo Caawa laga mamnuucay Dabshidka Ciida valborg

0
Meelo badan oo ka tirsan dalka ayey mamnuuc ka tahay in dab laga shido caawa oo ku beegan ciidda valborg. Dhulka iyo keymaha qalalan...

Migrationsverket Dadka Heesta Sharciga ku meel gaarka oo loo kordhinayo Deganaanshahooda

0
Sanadkii 2015 oo dalka Sweden iska dhiibeen Qaxootiga tiro badan ayaa lasoo saaray sharci dhigaya in dadka la siiyo sharci ku meer gaar ah...

Xisbiyada Barlamaanka Sweden ku jira oo isku raacsan Adkeenta Caruurta Dibada loo kaxeeyo

0
Inta badan xildhibaanada baarlamanka dalka ayaa doonaya in lagu adkeeyo caruurta da’dooda ay ka yartahay 18 sano ee dibbadaha loo kaxeeyo si loogu soo...

Eskilstuna Sharci Cusub Qofka Tuugsado oo bixinaya 250 kr si ogolaasho loogu siiyo Dawarsigiisa

0
iyadoo dadka tuugsado ama dawarsado ay ku nool yihiin Gobolada Dalka Sweden ayaa Magaalada Eskilstuna waxay soo saartay sharci cusub oo qabanaya dadkaasi tuugsado. Sharciga...

Migrationsverket oo Shirkado ku tuhunsan iibinta Sharciyada Deganaanshaha

0
Hay’adda socdaalka ayaa tuhunsan in shirkadaha caawiya dadka lixaadkooda uusan dhammeyn in ay ka iibiyaan sharciga deganaanshaha Sweden dadyow ajaanib ah, iyaga oo u...

Denmark oo baaritaan ka bilaabeysa Xuduuda ay la wadaagto Sweden

0
Wasiirka cadaaladda dalka Danmark, Nick Hækkerup ayaa shir jaraa’id shaaca kaga qaaday in laga bilaabo 12-ka bisha nofeember baaritaanno laga hir gelin doono xuduudda...