Home Wararka Maanta Malmö Bam lagu qarxiyay Goob Kalaab ah oo habeenki lagu caweeyo.

Malmö Bam lagu qarxiyay Goob Kalaab ah oo habeenki lagu caweeyo.

0

Kalaab lagu caweeyo habeenki oo ku yaalla Magaala Malmö ayaa lagu qarxiyay Bam habeenki Axada ee aanu soo dhaafnay taasi oo cidna waxba ku noqonin.

Bamka oo ku qarxay Albaabka Kalaabka ayaa sababay in ay burburaan qeybo kamid ah Daaqadaha Kalaabka iyo albaabka hore ee kalaabkaasi sidoo kale guri kasoo horjeeday kalaabka ayaa dhibaato kasoo gaartay qaraxa sida laga soo xigtay booliska Magaalada Malmö.

Booliska Malmö ayaana wali ka hadlin hadlin waxa uu yahay qaraxa halkaasi ka dhacay hase yeeshee dhoor jeer oo hore ayuu dhacay qarax lamid ah nuucaan.

Somaliska Malmö

Xigasho/TT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here