Tirada Dadka u dhintay Caabuqa Coronavirus ee Caalamka oo la Shaaciyay
                    Tirada dadka uu ku dhacay cudurka ‘coronavirus’ ee dalka Mareykanka ayaa gaartay in ka badan 104,000 subaxnimadii Sabtida, sida laga soo xigtay jaamacadda Johns...                
            Sweden soo saartay go’ano iyo Sharciyo Cusub oo Xanibaad ah laguna Xirayo Qofka Jabiya
                    Dawladda ayaa mamnuucday dhammaan kulannada dadwaynaha in ka badan 50 qof, sida uu yidhi ra'iisul wasaare Stefan Löfven (S). Go'aanka ayaa dhaqan galaya Axadda. Ciddii...                
            Sweden oo sheegtay in uu Cudurka Coronavirus uu Xowli ku faafayo Xili lasoo saaray...
                    
Gudahaan 66 qof ayaa illaa iminka u dhintey cudurka Corona dalkan Iswiidhan. Islamarkaana waxaa la xaqiijiyay in ay tiro ah 2806 qaadeen.
Waa sida ay...                
            Ogeysiis Saacada Sweden oo la badalayo Caawa Xiliga Xagaaga (Sommartid)
                    Caawa ayaa la badalayaa saacada Dalka Sweden ee Xiliga Xagaaga (Sommartid) taasi oo ka dhigan in uu bilowday waqtiga Xagaaga oo aad loo helo...                
            Stockholm:- Tirada dadka u dhintay Caabuqa Corona oo korortay Xili dib loosoo celiyay Shaqalaha...
                    
Nawaaxiga gobolka Stockholm ayay aad kor ugu kaceen tirada dadka uu saameeyey fayruska corona. Illaa hadda waxaa u geeriyoodey corona tiro gaarsiisan 37 qof,...                
            Guryaha la dajiyo Qaxootiga Ku Cusub Sweden oo laga joojiyay Degmooyinka Qaar ee Gobolada
                    Degmooyinka Sweden qaarkood ayaa joojiyay isla markana hakiyay Guryaha la dajiyo Qaxootiga ku cusub Dalka go'ankaasi oo ah mid ku meel gaar.
Go'anka lagu hakiyay...                
            Dowlada oo Sharuudaha ku adkeysay goobaha Makhaayadaha ee laga cunteeyo
                    
Dadka makhaayadaha booqda ayaa loo bilaabaya in miisaska loogu adeego si ay u yaradaan safafka cidhiidhiga ee halkaas. Waa go´aan cusub ay dawladdu dhowaan si...                
            Daawo:- Dadka uu ka tagay Dhadhanka ama Urta Waxa ku dhacay Coronavirus
                    Cunnadu miyeysan kuu dhadhamin?  Waxay taasi astaan u noqon kartaa inuu ku saameeyay fayraska corona. Xogta waxay ka timid ENT UK, Ururka Ingiriiska ee...                
            Linköping:- Iskuulada Xanaanada Caruurta (förskolan) oo la xiray ilaa amar danbe
                    Laga bilaabo Arbacada maanta ee Maarso 25, iskuulada Xaanada furan ee Linköping ayaa la xiri doonaa. Go'aanka waxaa gaaray guddiga caruurta iyo dhalinyarada wuxuuna...                
            Sidee Somalida ku noqotay Qowmiyada ugu badan ee Cudurka Coronavirus ugu dhinta Sweden
                    Soomaalida ku nool dalka Sweden ayaa noqday qowmiyada ugu badan ee u geeriyootay cudurka Coronavirus dalka Sweden, sida laga soo xigtay ururka dhaqaatiirta dalkaasi.
Sweden...                
             
		
