Wednesday, June 17, 2026

Migrationsverket oo sheegay in Qaxootiga Hoos u dhaceen kuna dhawaaqay go’an cusub

0
Hay'ada laanta socdaalka ayaa sheegtay in Qaxootiga Dalka uu hoos u dhacay waxay dhanka kale ku dhawaaqeeyn go'an Cusub oo ah In Shaqaalahooda ugu...

Dhimashada Sweden oo mareysa 919 Qof Xili Xaalada Corona Laga warbixiyay

0
Hay'ada Caafimaadka Dadweynaha  Folkhäslomyndighetens ayaa ka warantay Xaalada Coronavirus ee Wadanka iyadoo warbixinta Maanta lagu sheegay in dhimashada ay mareyso 919 Qof. Tan iyo Shalay...

Sweden oo dhaqaatiirta uu ku dhacay Coronavirus ku amartay in ay sii shaqeeyaan (Times)

0
Habka ay Swedish-ku ula xaalayaan caabuq sidaha koroonaha ayaa dunida dood culus ka dhaliyey, taasoo ay ay aad u hadal hayso saxaafadda adduunku, iminka...

Stockholm Dadka ku jiray Xaalada Deg dega oo Boqolkiiba 80% kasoo kabsaday

1
Sida uu maanta ku waramay Madaxada Qeybta Xaalada Deg dega ee isbitalka Jaamacada Kroliniska David Kanrod waxaa soo kabsaday dadka ku jira Qeybtaasi Boqolkiiba...

Stefan löfven ” isdiyaarinta Sweden kuma filneen Xakameenta Cudurka Coronavirus”

0
Raisa wasaaraha Sweden stefan löfven oo la hadlay talafashinka Dowlada ee SVT ayaa ka hadlay xaalada dhoor ah oo ku jirto sida sweden iskugu...

Dhageyso:- Donald Trump ” Sida Sweden hadan ula Macamilno Coronavirus Labo Malyan ayaa naga...

0
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka hadlay Xaalada Caabuqa Corona ee dalkaasi lakin Shirkiisa Jaraa'id ayuu kaga hadlay Xaalada Sweden kadib su'al laga waydiiyay. Waxa...

Maxaa ku soo kordhay Xaalada Coronavirus ee wadanka Sweden

0
Xaalada Coronavirus ee wadanka ayaa wali ah mid socota waxaana maanta dhimashada mareysaa 870 iyadoo 24 saac kaliya ay korortay dhimashada 77 Qof. Tirada dadka...

Tirada Dhimashada Cudurka Coronavirus ee Sweden oo lasoo bandhigay

0
Hay'ada Caafimaadka Dadweynaha Folkhälsomyndighetens ayaa soo bandhigtay warbixinteeda ku aadan Xaalada Xanuunka Coronavirus ee Dalka waxana warbixinta ugu danbeesay lagu sheegay in Caasimada Stockholm...

Norway:- Istaraatiijiyadda Sweden ee ‘Coronavirus’ gebi ahaanba waa mid khalad ah

0
Espen Rostrup Nakstad, oo ahaa jiray kaaliyaha agaasinka caafimaadka ee Norwey, ayaa dhalleeceeyay waxa uu ugu yeeray istiraatiijiyadda Sweden ee cudurka waxa uu sheegay...

Dowlada oo Shir Jaraa’id kaga hadashey Sharciyada aan la raacin

0
Wasiirka arrimaha gudaha Mikael Damberg (S) ayaa ka hadkay Xaalada Coronavirus iy Fasaxyada Ciida ee la galayo isagoo sheegay in wali aan la raaciN...