WHO:- Sweden waxay ka mid tahay wadamada yurub ugu qatarta badan Xanuunka Corona
Hay'ada Caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa Sweden ku tilmaamtay 11 Dalk oo kamid ah Yurub kuwaasi oo qatar weyn ka jirto marka la eego...
Macalimad loo xiray kufsi ay u geesatay 16 Caruur oo dhigtay goob xanaanada caruurta...
ugu danbeyn Maxmada Degmada Kalmar ayaa Xabsi ku xukuntay Haweeney 30 sano jir oo kufsi u geesatay 16 caruur ah oo dhigtay goob Xanaanada...
Sweden oo 10,000 kr ku ganaaxeysa Waalidka aan Caruurtiisa u dirin iskuulka
waalid badan oo ku sugan Dalka Sweden ayaanan caruurtooda u dirin iskuulka bilihii u danbeeyay iyagoo ka cabsi qaba xanuunka Corona lakin Dowlada ayaa...
Sweden oo ka hadashey waxa keenay in uu dib u soo kordho Xaruunka Corona
Tirada dhimashada corona ee Sweden ayaa mareysa 5 kun iyo 230
dhimasho kadib markii la diiwaan galiyay 21 dhimasho oo cusub La taliyaha gobolka ee...
Sadax bil oo Xabsi ah qofka aan bixin lacagta ganaaxa gadiidka ee Sweden
Barlamaanka sweden ayaa lagu wadaa in la hordhigo sharci cusub oo la xiriira ganaax la duldhigo dadka aan bixin lacagta ganaaxa ee gadiidka marka...
Daawo:- Sida aad u dalban karto Lacagta lagaa goosto Maalinta ugu horeysa ee Jirada
https://www.youtube.com/watch?v=PBa2JM5B7i8&feature=share
Barlamaanka Sweden oo Ansixiyay Sharci Cusub oo Mushahar siinaya Waalidka iyo Dadka Qaar ee...
Barlamaanka Dalka Sweden ayaa ugu danbeyn ansixiyay sharci dhawaan dowlada soo saartay oo dhigaya in mushahar ama magdhow la siiyo dadka qaar ee xanuunka...
Dowlada oo Canshuur ka qaadeysa Shaqaalaha Ajanabiga ee dibada laga keeno
Dowlada Sweden ayaa wada qorshe canshuur looga qaadayo Shaqaalaha ajanabiga ee laga keeno Dalka dibadiisa kuwaasi oo mudo kooban ka shaqeeya wadanka Sweden.
Shirkadaha wadanka...
Maxaa ku soo kordhay dhimashada Coronavirus ee Sweden mudada 24 saac ee lasoo dhaafay
Hay'ada Caafimaadka Dadweynaha Sweden Folkhälsomyndigheten ayaa maanta shaacisay in 69 Qof ay ku soo korortay dhimashada Coronavirus ee Sweden mudada 24 saac ee lasoo...
Halima ”Aabahey waxa uu matagayay dhiig markaasi ayay nagu dhaheen guriga ha jooga”
Warbaahinta SVT ee dowlada ayaa soo bandhigtay ceeb iyo fadeexad qabsatay hay'ada Caafimaadka Sweden qeybta Gotenborg kadib markii ay Aabo Abdirahmaan Sheikh Muhiadiin oo...















