Wednesday, June 17, 2026

Dhimashada Corona ee Sweden oo mareysa 2653 qof iyo kiisas cusub oo la diiwaan...

0
iyadoo lagu jiro maalin fasax ah gudaha dalka Sweden ayaa maanta waxaa hay'ada caafimaadka dadweynaha waxya soo bandhigtay halka uu marayo xaalada corona ee...

Dowlada oo 39 Bilyan ku Caawineysa shirkadaha dhaqaalo xumada soo wajahday

0
dowlada ayaa maanta shir jaraa'id ku soo bandhigtay lacag gaareysa 39 bilyan oo lagu caawinayo shirkada ka dhisan dalka gaar ahaan kuwa soo wajahan...

Haweenka Calaamadahan leh ee Waqtiga uurka ku jira waa in ay taxadar dheeraad ah...

0
inkastoo Hay'ada Caafimaadka Dadweynaha ee Folkhälsomyndigheten ayaa soo bandhigtay in Haweenka uurka leh aysan qatar weyn ugu jirin xanuun halis ah marka la eego...

Xisbiga Moderaterna oo soo bandhigay 6 bilyan Lacag ah oo lagu Caawinayo Dadka Shaqada...

0
Hogaamiyaha Xisbiga Moderaterna Ulf Kristersson ayaa maanta shir jaraa'id uu qabtay waxa uu ku soo bandhigay Miisaaniyad Cusub oo ku baxeysa 6 Bilyan taasi...

Somalida Västerås oo soo dhaweesay Raaligalinta Maamulka Degmada ee falkii dhawaan dhacay

0
Kadib markii xubin ka tirsan Golaha Deegaanka Degmada Västerås ay war been ah ka sheegtay Somalida ku nool magaaladaasi waxaa dood dheer kadib cadaatay...

Anna Ekström ” Waxaan joojinay Dabaal daga Sanadkan ee Iskuulada Waxbarashada Sare”

0
Dalka Sweden Waxaa Sanad walbo ka dhaca dabaal dag la xiriira ardayda dhameesatay Qeybta sare ee Iskuulka kuwaasi oo qaata Koofida Gaduudan ama Cas...

Sweden oo digniin kale kasoo saartay farogalinta Amaanka Dalka iyo wadamo ka danbeeya

0
Hay'ada Amaanka Qaranka Sweden ee Säpo ayaa digniin labaad kasoo saartay farogalin lagu hayo amaanka Dalka oo ka danbeeyaan Dowlada waaween iyagoo u soo...

Arbetsförmedlingen:- tirada Dadka iska diiwaan galiyay Xafiiska Shaqada oo korortay

0
Tirada inta qof ee shaqada laga fadhiisiiyay ayaa hoos u dhacday todobaadkii hore marka loo barbardhigo kii ka sii horreeyay. Dhanka kale ayey kor...

Turkiga oo diyaarad Ambalaas ah u soo diray Aabo Caawin ku waayay Sweden

0
Aabahey aad ayuu u xanuunsan yahay waxaa laga helay Xanuunka Coronavirus lakin Sweden kama helin wax caawin ah waa erayo ay baraha bulshada ku...

Folkhälsomyndigheten:- Dhimashada Sweden ee Corona waxaa ku soo korortay 40 Qof

0
dhimashada Sweden ee Corona waxaa ku soo korortay 40 Qof taasi oo tirada guud ka dhigeysa 2,192 qof waxana xaalada deg dega ku jira...