26 Qof oo si Qasab ah looga Tarxiilay Garoonka Diyaaradaha Arland
26 muwaadin Ciraaqi ah ayaa si qasab ah looga musaafuriyay Sweden sida ay shaacisay Warbaahinta SR Ekot
Diyaaradda oo ay la socdeen muwaadiniinta Ciraaq ayaa...
Bixinta Basaboorka Ku Meel-gaarka ee Garoonka Arland oo la Joojiyay
Bilayska Sweden ayaa Shalay oo Isniin ah ku dhawaaqay war-saxaafadeed inay joojinayaan codsiga iyo bixinta baasaboorka ku-meel-gaarka ah ee Arlanda kaasi oo loo yaqaano...
Hamza Chimaev oo iska Celiyay Dhalashada Dalka Sweden
Feeryahanka Swedishka ee asal ahaan ka soo jeeday Chechnya, Hamza Chimaev, ayaa go’aansaday in uu isaga tago Sweden , oo uu joojiyo matalidda tartamada...
Silwan Mumika oo Ku Dhawaaqay inuu Joojiyay Quraan Gubista
Silwan Mumika oo hore uga tirsanaan jiray maleeshiyo Ciraaq ka dhisan ayaa ku dhawaaqay inuu joojinayo gubista Qur’aanka kariimka ah, maalin kadib markii booliska...
Dad Muslimiin ah oo si qalad loo siiyay Hilib Doofaar Magaalada Malmö
Magaalada Malmö waxaa si qalad ah loo siiyay hilibka doofaarka 180 shaqaale ah, inkastoo siyaasadda cusub ee lagu mamnuucayo hilibka uu ka jiro dhammaan...
Qaxootiga Cusub ee Iska dhiiba Sweden oo Xaruumo Qasab ah la dajinayo
Dowladda Sweden ayaa go’aansatey in ay boqollaal milyan oo krone u qoondeyso miisaaniyada deyrta si loo sameeyo xarumo lagu celiyo qaxootiga la diido, xeryo...
Dad badan oo Xaq u yeelanaya Lacagta A-kassa-da Sida ku Cad Hindisaha Cusub...
Dad badan ayaa Xaq u yeelanaya inay heli karaan lacagta A-kassa-da ee la siiyo dadka shaqada kasoo dhamaato sida ku cad warbixin lagu daabacay...
Qof lagu dilay Toogasho ka dhacday Galbeedka Caasimada Stockholm
Nin da'diisa lagu sheegay afartameeyo jir ayaa u dhintay dhaawac ka soo gaaray toogasho ka dhacday xaafadda Råcksta ee galbeedka magaalada Stockholm habeen hore,...
Waalidka oo loo ogolaanayo inuu Qof Qaraabada ah ku Wareejiyo 90 Maalmood oo Fasaxa...
Dawladdu ayaa ka Shaqeeneysa soo jeedin awood u siinaysa waalidiinta inay 90 maalmood ee "fasaxa waalidka" ku wareejiyaan qof kale oo u dhow nolosha...
Xarunta Tareenada Slussen oo la Xirayo Dhoor Maalmood
SL Trains oo maamusha tareenka magaalada Stockholm ayaa ku dhawaaqay in xarunta tareenada ee Slussen ee bartamaha caasimadda ay xirnaan doonto muddo afar maalmood...