Home Wararka Caalamka Waalidka ku Cusub Sweden oo Caruurta Geynin Xanaanada

Waalidka ku Cusub Sweden oo Caruurta Geynin Xanaanada

0
Foto Janerik Henriksson / TT

Waalidka ku Cusub Dalka Sweden ayaanan geynin Caruurta goobaha Xaanada ee Dalka Sweden iyadoo Sababta ugu weyn ay tahay in Waalidka ay Cabsi ka qabaan Qaadashada Caruurta.

Warbixino lagu qoray Baraha Bulshada ayaa keentay in Waalid badan ay cabsi ka muujiyaan Aaminka goobaha Xaanada taasi oo sida muuqata aanan sax aheyn Sida lagu qoray Boga Ekot.

Hinda oo kamid ah Dadka ku nool Götenborg ayaa warbaahinta Ekot u sheegtay in ay maqashay in caruurta loogu dhigo goobaha Xaanada Cashiro ku aadan Galmada taasi oo keentay wal-wal.

Dugsiyada Xaanada Caruurta ayaa ah kuwa muhiim u ah caruurta marka la eego luuqada iyo waxyaabaha kale uu ka helo.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here