Home Wararka Caalamka Raisal Wasaaraha Sweden oo ka hadlay Dagaalka ku soo wajahan Dalka

Raisal Wasaaraha Sweden oo ka hadlay Dagaalka ku soo wajahan Dalka

0
Foto: Claudio Bresciani / TT

Raisal Wasaaraha Dalka Sweden Ulf Kristersson ayaa ka hadlay Dagaalka ku soo wajahan dalka taasi oo dhawaan la shaaciyay isagoo sheegay in ula jeedka Dagaalka uu san aheyn in dadka la cabsi galiyo.

Ulf Kristersson oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Wadanka uu wajahayo xaalad dagaal oo qatar ah taasi oo ula jeedka aheyn in dadka lacagsi galiyo lakin ay tahay in qof walbo uu diyaar noqdo.

Waxa uu sheegay in Qof walbo uu Gacan ku qaato Qoriga gacanta kalena uu ku wato noloshiisa caadiga.

Hadalka Raisal wasaaraha wadanka ayaa imanaanaya iyadoo Sweden qeybta Difaaca wadanka ay sheegtay in Wadanka uu u diyaargaroobo dagaal,

Micael Bydén oo madax ka ah qeybta Ciidanka Difaaca wadanka ayaa warkaasi u sheegay warbaahinta TV4

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here