Home Wararka Caalamka Ku Dhawaad 500 Shaqo oo ka banaan Garoonka Diyaaradaha Arland

Ku Dhawaad 500 Shaqo oo ka banaan Garoonka Diyaaradaha Arland

0
Photo: Fredrik Sandberg/TT

Sida ay shaacisay Shirkada Swedavia ku dhawaad 500 oo Shaqo ayaa ka banaan Garoonka Diyaaraha Arland ee Caasimada Stokcholm kuwaasi oo iskugu jira Shaqooyin kala dawan.

Dad badan ayaa shaqadooda ku waayay Xiligii Corona oo aad u yaraadeen Safarada Caalamka Lakin Hada Sida ay shaacisay Shirkada Qaabilsan Garoonnka ee Swedavia waxaa dib u soo laabtay shaqooyinka badankooda.

Shaqooyinka sida aadka loogu baahanyahay waxaa kamid ah, Maqaayadaha, Kuwa Kafeyga laga Cabo iyo Sidoo kale Diyaaradaha Qaarkood.

Marie Wikström oo kamid ah Shaqaalaha Swedabia ayaa sheegtay in Dhawaan soo bandhigayaan Shaqooyinka ka banaan garoonka diyaaradaha iyo sharuudaha ku xiran.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here