Home Wararka Caalamka Qiimaha Kaarka SL ee Stockholm oo la kordhiyay

Qiimaha Kaarka SL ee Stockholm oo la kordhiyay

0
Photo/Omni

Shirkada Gadiidka u qaabilsan Caasimada Stockholm ee SL ayaa ku dhawaaqday inay kordhisay Qiimaha Lacagta lagu iibsado kaarka lagu raaco Gadiidka.

Qiimaha kaarka Bilaha ee Shirkada ayaa lagu kordhiyay 50 karoon waxana 1020 kr halka la kordhiyay midka Sanad laha ah iyadoo lagu kordhiyay 520 kr oo ka dhigan 10700 kr.

Shirkada SL ayaa sanad walbo kordhisa lacagta kaarka lagu raaco gadiidka iyadoo ugu wacantahay xaalada dhaqaale ee ka jirta Caalamka.

isbadalka cusub ayaa bilaabanaya sanadka cusub bisha january saddexdeeda inta ka horeysa qofka jarta waxa uu helayaa qiimo dhimis.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here