Malmö iyo Stockholm oo siyaabo kala duwan uga dhaceen toogashooyin dad ku dhintay
sida lagu helayo wararka ka imaanaya Caasimada Sadaxaad ee Sweden Malmö ayaa sheegaya in xalay halkaasi ay ka dhacday toogasho taasi oo ka dhacday...
Qaxootiga Sweden oo dib loo bilaabayo Bisha Agoosta
Sida lagu qoray boga laanta Socdaalka Sweden ee Migrarionsverket waxaa dib loo bilaabayaa safarada Qaxootiga ka imaanaya wadamada Caalamka ee la keenayo Dalka sweden...
Norway oo go’an Cusub kasoo saartay Waqtiga Furitaanka Xuduudaha Sweden
kadib markii Shalay ay dowlada Denmark soo saartay in ay wadankeeda u furtay dhamaan Safarada iyo Xuduudaha dalka Sweden ayaa maanta waxaa shir jaraa'id...
Tirada Dhimashada Corona ee Sweden oo lasoo bandhigay maanta
Sweden ayaa maanta laga diiwaan galiyay dhimashada afar qof oo Xanuunka Coronavirus mudada afarta saac ee lasoo dhaafay sida ay shaacisay hay'ada Caafimaadka Dadweynaha...
Dowlada Somaliya oo soo saartay Waqtiga dib loo furayo Duulimaadka Caalamiga
Golaha wasiirrada JFS ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxay ku ogolaadeen in dib loo furo dhammaan adeegyadii loo hakiyay sababo la xariira...
Ciid Wanaagsan guud ahaan Akhristayaasha ku xiran Warbaahinta Somaliska.com
guud ahaan shaqaalaha Somaliska waxay idin leeyihiin Ciidan Wanaagsan Sanadkan guud ahaan muslimiinta oo idil.
Sidoo kale Maamulka iyo Shaqaalaha Somaliska ayaa farxaada ciida waxay...
Stefan löfven ” Waxaa jiray Ururo isoo jiitay inta lagu guda jiray Xaalada Corona
Raisal Wasaaraha Sweden oo ka hadlay Xaalada Corona ee Sweden mudada adkeet ee lasoo maray ayaa bartiisa Facebook waxa uu ku soo qoray qaar...
Xabsi 10 sano oo lagu xukumay hooyo Caruurteeda kula kacday dambi galmo
Maxkamada Degmada Eksjö ayaa maanta xukun 10 sano ah ku xukuntay hooyo 30 sano jir ah oo lagu eedeeyay kufsi galmo ay u geesatay...
Sweden ” Waa in dadka ku shaqeeyaan Guryahooda Xiliga Dayrta ”
Maamulka caafimaadka bulshada ayaa dadka ku booriyay inay sii wadaan shaqadooda guriga xiliga dayrta, hadii ay macquul tahay sidaasi.
Andal Thignell, oo ah cilmi-baare ku...
Sweden oo laga diiwan galiyay dhimashada 28 Qof oo Xanuunka Coronavirus ah
mudada 24-ka saac ee lasoo dhaafay ayaa Dalka Sweden laga diiwaan galiyay dhimashada 28 qof kuwaasi oo u dhintay Xanuunka Corona waxana tirada guud...













