Thursday, January 1, 2026

Norway oo Xuduudeeda u fureysa Dadka Sweden ee ka shaqeeya Wadankeeda

0
Dowlada Noorweey ayaa ku dhawaaqday jimcaha laga bilaabo 1-da Maarso, dadka safarka ah ee ka yimid Sweden iyo Finland ee ka shaqeynaya Norway ay ka gudbi doonaan...

Dowladda Sweden oo Heshiis cusub la gashay Shirkada “Moderna” si loo helo tallaalka Corona

0
Wasiirka arrimaha bulshada Lina Hallingrin ayaa ku dhawaaqday in dowladdu ay shalay heshiis cusub la saxiixatay shirkadda Mareykanka ah ee Moderna si ay u...

Waa Haaweney 108 Sano jir oo Qof walbo kula talineysa in uu istalaalo kadib...

0
Haweeney 108 sano jir ah oo iswiidhish ah ayaa heshay qiyaasta ugu horreysa ee tallaalka Corona, sidaa darteedna waxay noqotay dadkii ugu horreeyay ee...

Kumanaan Qof oo Denmark ah oo Mudaharaad ka sameeyay Xuduuda Sweden ee la xiray

0
Kumanaan deenish ah oo guryo ku leh Sweden ayaa ka mudaaharaaday go'aanka lagu mamnuucayo soo gelitaanka dalka. Waxay muujiyeen sida ay uga walaacsan yihiin in guryahooda ay la...

Sweden oo soo saartay Sharciyo Cusub Goobaha Maqaayadaha oo la xirayo 20:30 pm ugu...

1
Dowladda ayaa maanta ku dhawaaqday dhowr go'aan oo cusub si loo xakameeyo faafitaanka cudurka Corona ee dalka.  Raiisel wasaare Stefan Leuven ayaa ku sheegay ,...

Mohamed Hassani oo sugayay dhalashada Sweden mudo 11 sano si uu hooyadiisa ula kulmo

0
TV-ga Iswiidhan ayaa maanta soo bandhigay sheekada nin reer Afghanistan ah oo lagu magacaabo Muhammad Hassani isagoo tusaale u ah silica ay la kulmayaan...

Hay’ada Laanta Socdaalka Sweden oo dhaleeceyn Xoogan loogu jeediyay go’an ka gaarista Codsiyada Muwaadinimada

0
Hay'adda laanta socdaalka waxay la kulantay cambaareyn muddadii sugitaanka dheereed ee codsadayaasha dhalashada Sweden. In kasta oo sharcigu dhigayo in codsiyada lagu helo afar toddobaad gudahood, haddana dadka...

Sweden oo tarxiishay Hooyo labo Caruur ku heysatay Wadanka

0
In kasta oo guur shan sano ah iyo laba carruur ah oo yaryar ay heysato Hooyo Chritalinne ayaa laga masaafiriyay Dalka. Christalline oo 36 jir...

Sweden oo qaabileysa Qaxootiga ka badan inta UN-ka u qoondeesay Somaliya oo ku jirta...

0
Iswiidhan waxay si ku-meelgaar ah u kordhin doontaa qaabilaadda qaxootiga ee nidaamka kootada ah illaa 6,400 oo qof sannadkan. Dowlada ayaa wakaaladda socdaalka u ogolaatay in ay qaabisho dadka...

Sweden oo isku diyaarineysa Xiritaanka Qeybo kamid ah Wadanka

0
Dowladdu Sweden ayaa isku diyaarineysa inay xirto xarumo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xarumaha dukaamaysiga, maqaayadaha, goobaha jimicsiga. Wasiirka arrimaha bulshada, Lena...