Raiisel wasaaraha Sweden oo ka hadlay Xaalada Falastiin iyo Israel u dhaxeysa
Raisal Wasaaraha Sweden Stefan Löfven ayaa ka hadlay dhibaatada ka taagan Gaza ee u dhaxeysa Dalalka Israel iyo Falastiin isagoo sheegay in uu arintaasi...
Haweeney 70 jir ah oo maydkeeda laga helay magaalada Göteborg
Waxaa la xiray labo nin oo looga shakisan yahay dil haweeney da ’ah oo ka dhacday magaalada Göteborg.
Booliska iyo ambalaas ayaa la ogeysiiyey 4tii...
Skåne: Shaqada ayaa laga Joojiyay Markii ay u sheegtay Maamulaha Shaqada Uurka ay leedahay
Shirkad ka shaqeysa gaarsiista Rasshinka (matleveransföretag) oo ku taal Skåne ayaa ka joojisay shaqada Haweeney ku Jirtay Bisha ugu horeysa Tijaabada ee Shaqada Markii...
Wadamada Midowga Yurub oo Albaabada u furaya Dalxiisayaasha Caalamka
Boortaqiisku wuxuu oggolaan doonaa, laga bilaabo berri, Isniinta, safarrada dalxiis ee ka imanaya inta badan waddamada Yurub, iyagoo rajeynaya inay dhiirrigeliyaan qaybta murugsan ee...
Banaanbaxyo ka dhacay magaalooyinka Sweden oo lagu taageerayo Falastiiniyiinta
Maanta, magaalooyin badan oo Iswiidhish ah waxaa ka dhacay banaanbaxyo lagu taageerayo Falastiiniyiinta oo looga soo horjeedo waxa ka dhacaya Gaza iyo Qudus.
Dad badan...
Sweden oo kordhisay mudada uu qofka ku shaqeyn karo guriga
Dowlada Sweden ayaa kordhisay mudada uu qofka ku shaqeyn karo gurigiisa illaa iyo Sebtember 15keeda. Sida uu soo xigtay TT.
dowladda ayaa hay'adaha loo xilsaaray dhamaadka sanadkii...
Siyaasiyiinta Sweden ” Dad ka badan 3,000 kun ayaa ku tukaday Banaanka Tensta iyadoo...
Sweden waxaa ka jira xaalada Corona iyo Xayiraadaha lagu soo rogay dadka isku imaan jiray goobaha banaanka iyo gudaha intuba lakin shalay oo ku...
Xeerarka Cusub ee Bisha June bilowgeeda bilaabanaya
Xeerarka corona waxay sii socon doonaan illaa 1-da Juun. Sidaas waxaa yiri ra'iisul wasaare Stefan Löfven kulan ay isugu yimaadeen suxufiyiinta. iyadoo bisha june...
Sweden oo soo bandhigtay Qorshaha dib u furista Dalka
Dowlada Sweden waxay maanta Soo bandhigtay Qorshaha dib u furista wadanka kaasi oo hadii la helo Sharuudo loo baahanyahay si toos ah loogu furidoono...
Dadka ku Nool Eeriyada Dadka Saboolka oo helay Talaal yar
Sweden waxaa ka socda Talaalka Coronavirus goobo badan oo wadanka ah lakin dhibaatada ugu badan ayaa ah in meelaha ay ku noolyihiin Dadka Saboolka...















