Home Wararka Maanta Toogasho ka dhacday Göteborg oo Qof lagu dhaawacay Caawa

Toogasho ka dhacday Göteborg oo Qof lagu dhaawacay Caawa

0
Foto Mikael Fritzon / TT

Wararka laga helayo Caasimada Göteborg ayaa sheegaya in halkaasi lagu toogtay qof 30 sano jir ah.

Weerarka ayaa ka dhacay Nawaaxiga Hammarkulletorget ee Götenborg sida uu booliska cadeeyay.

kadib toogashada waxaa goobta gaaray Booliska kuwaasi oo goobta ka sameeyay baaritaan.

Booliska ayaa warbaahinta la hadlay waxana ay ka gaabsadeen in toogashada ay xiriir la leedahay falalka gangiska ee dalka ka jira.

Qofka la toogtay ayaa qaab dhaawac ahaan ah loo dhigay isbitaalka halkaasi oo lagu dabiibayo.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here