Home Wararka Maanta Xubnaha Barlamaanka Sweden oo looga yeeray Xaruunta Barlamaanka

Xubnaha Barlamaanka Sweden oo looga yeeray Xaruunta Barlamaanka

0

Xubnaha Barlamaanka Dalka Sweden oo ka kooban 349 xubnood ayaa looga yeeray xaruunta Barlamaanka Dalka maalinta isniinta.

349 Xubnood ayaa la filayaa in ay codkooda ka dhiibtaan kalsoonida loo qaadayo xukuumada Stefan Löfven oo hada qaar kamid ah Xisbiyada Dalka kasoo horjeedaan.

arinta hadal heynta ee jirta ayaa ah sida 349 Xubnood iskugu imaanayaan xaruunta Barlamaanka iyadoo ay jirto sharciyada Corona oo dhigaya in 55 qof loo ogolyahay in hal hool iskugu yimaadaan.

Claes MÃ¥rtensson, oo ah kuxigeenka agaasimaha guud ee baarlamaanka, ayaa sheegay in ay qaadeen dhowr talaabo oo lagu xakameynayo infekshinka kahor Isniinta,

Dowlada hada dhisan hadii maalinta isniinta la rido waxa uu dalka galayaa doorasho cusub.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here