Friday, June 19, 2026

Akhriso: Sweden oo joojisay kuwana khafiifisay Sharciyada horay u jiray ee Corona

0
Dowlada Sweden ayaa joojisay kuwa kalena khafiifisay sharciyada horay u jiray ee dhanka Corona virus kuwaasi oo bilaabanaya laga bilaabo 1 july. Sharciyada Corona ee...

Raisal Wasaaraha Sweden Stefan Löfven oo iska Casilay Xilkii Raisal Wasaarinimo

0
Maanta oo isniin ah ayaa la filayay go'anka Raisal wasaaraha Sweden ee Xukuumadiisa lagala noqday kalsoonida in uu u keeno xal. Taasi badalkeeda Stefan Löfven...

Stockhom: 70 sano jir loo xiray kufsi uu u geestay Haweeney Bukaan ahaan ugu...

0
Booliska Sweden ayaa xiray nin da'diida lagu sheegay 70 sano jir kaasi oo lagu eedeeyay Kufsiga Haweeney kamid aheyd bukaanka ku jira isbitaalka Karolinska...

Sharcigan ayaa ku Caawinaya Hadii Diidmo lagu siiyay Mudo dheerna aad joogto Dalka

19
inta aanan guda galin warkeena ku saabsan Ciwaanka hore aad soo aragtay waxaan ku xasuusineynaa in aan ka jawaabnay badi Su'alaha aad nagu soo...

Stefan Löfven oo Xisbiga Liberalerna ugu baaqay in go’ankooda dib uga fakaraan

0
isago ku sugan Magaalada Brussels ee Dalka Belgiumka ayuu la hadlay warbaahinta TT waxana hadalkiisa ku soo qaatay labo qodob oo muhiim ah. ugu horeyn...

Haweeney isku gubi rabtay Xaruunta Migrationsverk-ka ee Borlänge oo la badbaadiyay

0
Sida ay shaaciyeen booliska Sweden gaar ahaan qeybta Borlänge haweeneysa ku sugneyd xaruunta socdaalka ee magaaladaasi ayaa isku dayday in ay isdisho. Haweeneyda ayaa isku...

Doorasho Cusub oo ka dhici karta Dalka Sweden

0
Maalinta isniinta ayaa ugu danbeysa waqtiga Raisal wasaare Stefan Löfven si uu u soo dhiso dowlada Cusub. sida xaalka uu ku socdo Raisal wasaaraha waxaa...

Akhriso Sharciga Cusub ee Qaxootiga Sweden, Qeybaha la adkeeyay iyo kuwa la fududeeyay

69
Barlamaanka Dalka Sweden ayaa shalay ansixiyay Sharci Cusub oo dhanka qaxootiga Wadanka quseeya sharciga ayaa ka kooban qeybo kala duwan bahda Somaliska.com ayaa warbixintan...

Malmö: 26 sano jir lagu xukumay 16 Sano oo xarig ah

0
Maxkamada Malmö ayaa xukun ka gaartay wiil dhalinyaro ah oo da'diisa lagu sheegay 26 sano jir. eedeysana oo lagu heesto dilka wiil kale oo 17...

Barlamaanka Sweden oo Ansixiyay Sharciga Cusub ee Qaxootiga oo bilaabanaya 4 Isbuuc kadib

4
Maanta Barlamaanka Dalka Sweden ayaa ansixiyay oo meel mariyay Sharciga Cusub ee Qaxootiga Sweden lagu wajahayo. Sharciga ayaa meesha ka saaraya sharciga ku meel gaarka...