Home Wararka Maanta Warbixin ” Sweden waxaa ka jirta Shaqaalo yari Shaqooyinka qaar ”

Warbixin ” Sweden waxaa ka jirta Shaqaalo yari Shaqooyinka qaar ”

0

Sida ay la socdaan dad badan Sweden waa meelaha dadka shaqo la’anta badan ku dareemaan iyadoo taasi ay jirto waxaa lasoo saaray warixin sheegeysa in shaqaale yari ay jirto sanadkan.

Sida uu cadeeyay Stockholms Handelskammares Service AB waxaa jira shaqaale yari xirfadooyinka qaarkood kuwaasi oo gaaray halkii ugu sareesay.

Shaqooyinka sida xirfadaha Tignoolajiyada ayaa kamid ah meelaha sida aadka ay hada uga jirto shaqaale yarida.

Sia uu ku waramey Stefan oo madax ka ah Ururkan waxay heerka Shaqaale yarida ay gaartay si lamid ah Sanadkii 2018.

Sanadkii 2018 ayay aheyd markii lasoo bandhigay warbixin muujineysa shaqaale yarida ka jirta qeybta dhaqaalaha, looyarada iyo waliba tignoolajiyada kala duwan.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here