Home Wararka Caalamka Weeraradii ka dhacay Mareykanka 11 Sebtember oo ku luglahaayeen Saraakiil Sacuudiga ah

Weeraradii ka dhacay Mareykanka 11 Sebtember oo ku luglahaayeen Saraakiil Sacuudiga ah

0

11 Sebtember ayay aheyd markii weerar culus loo adeegsaday daaraha dhaadheer ee Mareykanka halkaasi oo dad badan ku dhinteen.

Weerarka ka dib waxaa jiray warbixin kala duwan oo is khilaafsan Warbixin dhawaan daaha laga qaaday ayaa cadeeneysa in Saraakiil ka tirsan Sacuudiga ay ku lug lahaayeen weerarka.

Qoyska dadkii wax ku noqday weerarkaasi ayaa ilaa hada dalbanaya cadaalad waxana ay qaarkood ay sheegayaan in aysan ku qancin cadeymaha lasoo bandhigay.

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo warbixinta cusub maqlay ayaa balanqaaday in uu kala saaridoono arintan.

Warbaahinta Mareykanka ayaana baahisay Warbixin Qorsoodi ah oo ay ka heshay FBI Mareykanka.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here