Home Wararka Maanta Sundsvall: Nin dilay Lamaantiisa kadibna guriga ku gubay isagoo yiri ” Waxaan...

Sundsvall: Nin dilay Lamaantiisa kadibna guriga ku gubay isagoo yiri ” Waxaan u maleenayay in aan Filim jilayo, Xukun ayaa laga gaaray maanta

0

nin 27 sano jir ah ayaa maanta xukun laga gaaray kadib kiiskiisa oo laga fadhiistay maxkamad ku taala Sundsvall.

Ninkan ayaa lamaantiisa oo ka dhaxeysay Sambo dilay kadibna guriga ku gubay dilka kadib.

Dhacdada kadib ayuu u tagay booliska waxana uu sheegay in uu falkaan geestay.

Falkan ayaa dhacay bishii june waxana wargalin kadib booliska gaareen goobta iyagoo ugu tagay haweeney 26 sano jir ah oo meyd ah.

Goobta dacwada ka socotay ayuu ka sheegay in uusan aqoon sababta uu falkaan uu u sameeyay isla markana uu dareemay sida in uu saarnaa tiyaatar kadibna filmin uu jilayay.

Maxkamada ayaa maanta u fadhiisatay kiiskiisa waxana lagu xukumay xabsi daa’in

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here