Home Wararka Maanta Sweden oo maanta sheegtay in Xayiraadaha Badankooda la joojindoono dhamaadka bishan

Sweden oo maanta sheegtay in Xayiraadaha Badankooda la joojindoono dhamaadka bishan

0
Photo/Fredrik Sandberg / TT

iyadoo ay jiraan Xiyiraado dheeri ah xiligan kuwaasi oo dhoor mar la kordhiyay ayay dowlada maanta sheegtay in 29 bishan la joojinayo xayiraadahaasi.

ka qeyb galka Shirarka ayaa kamid ah waxyaabaha la joojinayo dhamaadka bishan iyadoo la ogolyahay in dadka ka qeyb gali karaan shirarka.

Dowlada ayaa sidoo kale shirkeeda jaraa’id ee maanta ku sheegtay in Dadka ku shaqeeya guriga laga maarmidoono wixii ka danbeeya 29 bishan.

Sweden ayaa horay u fududeesay xayiraadaha jiray kadib markii heerka Corona ee wadanka uu qafiifay.

Talaabadan ayaa timid kadib markii la diiwaangaliyay dhimashada 7 qof tan iyo jimcihii aan soo dhaafnay taasi oo muujineysa in heerka Corona ee wadanka uu aad hoos ugu dhacay.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here