Home News in English Dowlada Sweden oo cadeesay Dadka heli kara Basaboorka Corona

Dowlada Sweden oo cadeesay Dadka heli kara Basaboorka Corona

0
Photo: Fredrik Sandberg/TT

Dowlada Sweden ayaa maanta cadeesay dadka heli kara Basaboorka ama shahaadada Corona ee loogu tala galay dadka safraya.

Wasiirada Arimaha bulshada Lena Hallingren ayaa cadeesay in Qof walbo oo la talaalay uu helayo Basaboorka Corona laga bilaabo bisha July kowdeeda.

Lena Hallingren ayaa intaasi ku dartay in guud ahaan Shahaadada Corona ama Basaboorka uu yahay mid Firii u ah qof walbo oo doonaya.

Qof walbo oo aan helin Talaalka ma helidoono Basaboorka lakin sida caadiga waxana uu helidoonaa warqad cadeeneysa in uusan qabin Corona taasi oo uu ku safri karo 48 saac ama 72 saacadood.

hadii aad heshay talaalka oo aad dooneyso warqada waxaad booqan kartaa www.covidbevis.se  adigoo ku galaya Bank _ID halkaasi oo aad macluumaadkaaga kadibna aad ku dirsan karto qeybta emailkaaga.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here