Home Wararka Maanta Sweden oo bilaabeysa Olole lagu Koontaroolayo Gawaarida ku socota Xawaaraha Sare

Sweden oo bilaabeysa Olole lagu Koontaroolayo Gawaarida ku socota Xawaaraha Sare

0
Foto: Fredrik Sandberg / SCANPIX

Dalka Sweden marka la eego wadooyinka ma lahan Koontarool badan oo lagu Hubiyo Xawaaraha ay ku socdaan Gawaarida.

Iyadoo taasi ay jirto Booliska Sweden ayaa bilaabaya Olole lagu Koontaroolayo Xawaaraha ay ku Socdaan Gawaarida isticmaala Wadooyinka kala Duwan ee Dalka.

Booliska ayaa si ka duwa  Sidii hore u Hubinaya Gaariga inta uu socday Saacadii tusaale Halkii Saac taasi oo warbixinta lagu sheegay in lagu badbaadin karo ilaa 50 Qof Sanadkii.

Maria Craft waxay ka shaqaysaa arrimaha nabadgelyada waddooyinka ee Waaxda taraafikada. Waxay sharraxeysaa in isku dhaca shilka xawaare gaaraya 85 kiilomitir saacaddii halkii 80 kiiloomitir la wadi lahaa ay keeneyso halista dhaawacyada dhimashada 20 boqolkiiba.

Sweden ayaa Sanad walbo waxaa laga diiwaangaliyaa Dhimashada ka dhasha Gawaarida gaar ahaan xawaaraha.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here