Wednesday, December 31, 2025

Sweden oo Adkeesay Sharciyada Kaarka Gaari wadista ( Körkort) ee Iskuulada taraafikada

0
Dowlada Sweden ayaa maanta go’aansatay in la adkeeyo sharciyada la xiriira iskuulada wadista gawaarida, si loo joojiyo dhaqamada sharci darada ah iyo shaqada madow...

Germalka oo sheegay in uu Qaxooti kasoo qaadanayo Dalka Lubnaan

0
Caasimada Jarmalka ee Berlin ayaa ku dhawaaqday inay dooneyso inay soo dhaweyso 500 oo qof oo qaxooti ah, qaxootig ayaa ah Siiriyaan iyo Ciraaqiyiin....

Sweden oo Xabsi ku Xukuntay Dhaqtar Sameyn jiray Warqadaha Corona oo been abuur ah

0
Maxkamada ayaa maanta ku xukuntay dhaqtarka hal sano oo xarig ah kadib markii lagu helay in uu sameyn jiray warqado been abuur ah oo...

Arbetsförmedlingen oo soo bandhigay Heerka Shaqo la’anta Sweden Halka ay mareyso

0
Tirokoobyada xafiiska shaqada Arbetsförmedlingen ayaa muujineysain tirada dadka shaqo la'aanta ah inay gaareyso 408.677 kun. Tirooyinkani waxay u dhigmaan heerka shaqo la'aanta oo ah 7.9...

Sweden iyo Norway Qeybo kamid ah oo lagu arkay Holac ama Iftiin aan horay...

0
qeyb kamid ah Dalalka Sweden iyo Norway ayaa lagu arkay Iftiin kala duwan sida ay warbaahinta u sheegeen dadkii indhahooda ku arkay. Habeenka Sabtida ayaa...

Försäkringskassan ayaa u diiday Lacagta kaalmada isagoo Xanuunsan

0
hay'ada Ceymiskta Bulshada ee Försäkringskassan ayaa diiday codsi nin u dhashay Sweden kaasi oo Shaqo la'aan ahaa. Ninkan ayaa shaqadiisa waayay sababo la xiriira Xanuun...

Migrationsverket-ka Sweden oo Cadeeyay Sharuudaha Qoysaska leesku Keenayo Sida, Guriga, Shaqada iyo Dhaqaalaha

9
iyadoo 20 bishan uu dhaqan galay sharci cusub oo dhanka socdaalka la xiriira waxaa sharcigaasi kamid ahaa mideynta Qoysaska si qofka loogu keeni Qoyskiisa...

Sweden oo soo bandhigtay Hindise Cusub oo Xabsi daa’in loogu xukumi karo Dhalinyarada Dambiyada...

0
Dowlada Sweden ayaa maanta soo bandhigtay hindise cusub oo ku aadan dhalinyarada geesta dambiyada culus. Hindisaha Cusub oo dowlada qorsheeneyso in uu dhaqan galo qaab...

Raisal Wasaaraha Sweden oo ka hadlay Toogasho loogu geestay Stockholm Labo Caruur ah

0
iyadoo Caasimada Stockholm gaar ahaan dhanka Koonfureed ee magaalada lagu toogtay labo caruur ah isla markana uu dhaawac soo gaaray waxaa arintaasi ka hadlay...

Fal Naxdin Ah: Toogasho ka dhacday Koonfurta Stockholm oo lagu dhaawacay Labo Caruur ah

0
Maalinta Sabtida aan soo dhaafnay ayaa Labo Caruur ah lagu dhaawacay toogasho ka dhacday Caasimada Stockholm gaar ahaan dhanka koonfureed. Falka ayaa ka dhacay Nawaaxiga...