Wednesday, May 1, 2024

Dowlada Norway oo go’an ka gaartay Kordhinta Kaalmada Dhaqaalle

0
Bilaabashada Dagaalak Ukraine waxaa ka dhalatay saameyn dhaqaalle waxana Dowladaha caalamka bilaabeen kordhinta Kaalmada dhaqaalle ee la siiyo Qoysaska. Dalka Norway Xisbiyada ayaa waday wada-hadal...

Booliska Norway oo War Cusub kasoo saaray Waqtiga Basaboorka oo isbadal ku dhacay

0
Wakhtiga la helayo Baasaboorka ayaa sii kordhi doona todobaadyada soo socda, waxaanay boolisku dadka ka codsanayaan in aanay fasax u qabsan dalka dibaddiisa ilaa...

Booliska Oslo oo Xaafada Bislett ku toogtay Nin sitay Toorey/Mindi

0
Booliska Oslo ayaa xaqiijiyay in ay rasaas ku fureen nin siday toorey xaafada Bislett oo ku taal magaalada Oslo. Sida laga soo xigtay wargeyska...

Xisbiyada Krf iyo Frp oo ogolaaday Wada-hadalka Dowlada Norway iyagoo dalbaday adkeynta Qaxootiga.

0
labada Xisbi ee kala ah Krp iyo Frp ayaa aqbalay wada hadal dowlada norway lala galo kaasi oo salka ku haya heshiis laga gaaro...

Gudiga Barlamaanka Norway oo Sharci Cusub taageeray kaasi oo Dhalinyarada Quseeya

0
Guddiga la socodka iyo dastuurka ee baarlamaanka Norway (Storting) ayaa taageersan in 16-iyo 17-jirrada loo ogolaado inay codkooda ka dhiibtaan doorashooyinka degmooyinka iyo gobollada. Talada...

Dalka Norway oo kaalinta ugu horeysa ka galay dimuqraadiyadda Caalamka.

0
Norway waxay noqotay wadanka ugu wanaagsan ama sida ugu badan ugu dhaqma dimuqraadiyadda halka Talyaanigu uu si xoog leh hoos ugu dhacay. Dalka Norway ayaa...

Gabar Somali ah oo Maxkamad loo soo taagay Shahaado Bachelor iyo Mastaer been ah...

0
Gabar Somali ah oo 28 sano jir ah ayaa Dalka Norway lasoo taagay Maxkamad dambiga loo heesto gabadhan ayaa ah kadib markii ay 2017...

Yaasmiin oo ku guuleysatay Maxkamadeda loona ogolaaday Afarteeda Caruur ee loo diiday.

0
Waxay aheyd Dacwad aad u adag oo soo socotay mudo Shan sano ah taasi oo qabsatay hooyo Yaasmiin oo ku nool Dalka Norway kuna...

Norway oo lacagta Korontada ka Bixineysa Ku dhawaad 66 Kun oo Qoys Bisha November

0
Dowladda Norway ayaa ku dhawaad ​​3,000 NOK kaalmo guri oo dheeri ah siin doonta dadka ku nool qeybaha dalka ee korontadu ugu qaalisan tahay. Kaalmadani...

Shirkada diyaaradaha Ryanair oo Duulimaadkeeda Europe soo celineysa Bisha July

0
Diyaarada Ryanair ayaa bilaabeysa duulimaadkeeda Yurub bisha July Kowdeeda Sida maanta ay Shir jaraa'id ku shaaciyeen Maamulka Shirkada Dulimaadyada ee Ryanair duulimaadkaasi oo gaaraya...