Mustafa Hasan oo loo sheegay Fursada ugu danbeysay ee uu heesto iyo bisha ay...
1-da Luulyo ayaa suuragal ah in la arko dhamaadka nolosha Mustafa Hasan ee Norway. Diidmada ogolaanshiyaha joogitaankiisa sanadka 2019 ayay bilaabatay, marar badan ayaa...
Qiimaha guryaha ee Norway oo sare u kacay 2% bishii Febraayo
Qiimaha guryaha ayaa kor u kacay 2% bishii Febraayo. qiimaha guryaha ee Norway wuxuu sare u kacay 9.7% labadii iyo tobankii bilood ee la...
Dhageyso:- Fartuun oo markii labaad la talaalay kana hadleysa wixii ay dareentay Talaalka kadib
Norway ayaa wada talaalka Corona waxana Talaalkaasi qaatay dad badan oo Somali ah inkastoo somalida badankeeda ay u arkaan in Talaalka uu dhibaato keeni...
Booliska Norway oo gudaha u galay Labo Maqaaxi oo Somali leedahay
Booliska Dalka Norway gaar ahaan Caasimada Oslo ayaa xalay qaab roondo ah u gaaray Xaafadaha Ajaanibta halkaasi oo ay gudaha u galeen ku dhawaad...
Tirada Corona ee Maalinlaha Caasimada Oslo oo korortay, Xayiraado Cusub oo bilaabanaya
Maanta, masuuliyiinta caafimaadka ee Norwey waxay shaaciyeen in 245 kiis oo cusub oo coronavirus ah laga diiwaan galiyay caasimada Oslo 24kii saac ee la...
Norway oo Xuduudeeda u fureysa Dadka Sweden ee ka shaqeeya Wadankeeda
Dowlada Noorweey ayaa ku dhawaaqday jimcaha laga bilaabo 1-da Maarso, dadka safarka ah ee ka yimid Sweden iyo Finland ee ka shaqeynaya Norway ay ka gudbi doonaan...
Norway oo 11 Sano ku xukuntay nin dilay Hooyadiis
Waa nin 34 sano jir ah oo sanadkii hore bishii Septemper kudiley hooyadii Byåsen oo katirsan magaalada Trondheim ee dalka Norway.
Ninkan ayaa lagu xukumay...
Qoys Somali ah oo laga saaray Gurigooda 1,5 Milyan Kr oo loo aruuriyay markii...
Aabe Somaliyeed iyo Xaaskiisa iyo 5 Caruur ah oo ay dhaleen ayaa dhawaan laga saaray guri ay daganaayeen oo ku yaalla Caasimada Oslo ee...
Norway oo Tarxiishay Darawal Gaarigiisa ku xiriwaayay Lugaha Barafka (vinterdäck)
Booliska Norwey ayaa masaafuriyay darawal kaxeynayay gaari Nuuca Xamuulka oo aysan ku xirneyn lugaha Barafka magaalo ku taal Arctic Circle.
Muwaadinkan ajnabiga ah ayaa labo...
Barlamaanka Norway oo go’an kasoo saaray go’aanada Tarxiilka ee Hay’ada UNE
Barlamaanka Dalka Norway ayaa isku raacay in dib loo dhigo go'aanada Tarxiilka ee Hey'ada UNE ku sameyso dadka Qaxootiga ee ku nool Dalka kuwaasi...