Sunday, September 14, 2025

Norway: Qofkii Safro Hoteel ayaa la dajinayaa isaga ayaana iska bixinaya Qarashka

0
Dowlada Norway ayaa ku jirta dadaalkii ugu xooganaa ee ku aadan Xanuunka Corona oo aad ugu fiday guud ahaan wadanka waxana Talaabadii ugu danbeysay...

Ogeysiis: Todobaadkan Dhamaadkiisa oo la badalayo Saacada, Wadamada Sweden, Norway, Denmark,

0
Toddobaadkan dhammaadkiisa waa waqtigii saacadda la beddeli lahaa. waqtiga ayaa noqondoona waqtiga xagaaga. Waxay noqon doontaa waqtiga xagaaga habeenka u dhexeeya Sabtida Maarso 27 iyo...

Wasiirad ka tirsan Norway oo laga helay Xanuunka Corona Xili Caasimada Oslo uu ku...

0
Wasiirada Batroolka iyo Tamarta Tina Bru (H) ayaa u xaqiijisay wargeyska VG inuu ku dhacday cudurka loo yaqaan 'coronavirus' iyadoo xanuunka uu ku sii...

Norway oo sheegtay in Dowlada Somaliya ay kala shaqeyso Tarxiilka Qaxootiga

0
Dowlada Norway gaar ahaan Hay'ada dhanka Tarxiilka u qaabilsan Wadanka ee Håvård Bekk ayaa sheegay in Dowlada Somaliya ay kala shaqeyso arimaha Tarxiilka. Laanta Booliska...

Norway oo dooneysa in Waalidka loo kordhiyo Fasaxa

0
Wasiirka Kjell Ingolf Ropstad wuxuu doonayaa inuu kordhiyo fasaxa aabaha ee dhalashada cunugga ka dib, in la kordhiyo fasaxa waalidka, meeshana laga saaro qeybta...

Booliska Degmada oo xiray Xafiisyada Basaboorka ee Caasimada Oslo

0
Xaaladda infekshinka ee gobolka Oslo awgood, ayaa Booliska degmada Oslo waxay hadda xirayaan xafiisyadoodii baasaboorrada waxayna joojinayaan ballamihii maamulka socdaalka. Booliska ayaa go’aankaas ku shaaciyay...

Hay’adda Migrationsverket-ka oo go’an kasoo saaray Qaxootiga Suuriya ee Wadanka ku sugan

0
Laanta Socdaalka Sweden ayaa maanta shaacisay in xaalada dadka reer Siiriyaanka ah iyo baahida ay u qabaan badbaadin aysan isbadelin gudaha Sweden. sida lagu sheegay go’aan ay soo...

Norway Mid kamid ah Saddex Qof oo Qaatay Talaalka AstraZeneca oo dhintay

0
Mid ka mid ah saddexda shaqaale caafimaad ee la dhigey Rikshospitalet maalintii Sabtida ka dib markii la qaatey tallaalka AstraZeneca ayaa dhintay. Steinar Madsen oo...

Norway oo Sharciyo Cusub soo Saartay Dadka Qaar oo 5 Sano sugaya Deganaansha

0
Hay'ada UDI oo arimaha soo galootiga u qaabilsan Wadanka ayaa cusbooneysiisay Sharci horay u bilowday. Sharciyada ayaa la xiriira mudada ay qofka ku qaadaneyso Sugitaanka...

Norway oo go’an Cusub kasoo saartay Dadka ka imaanay Safarada Dibada ee Karantiilka galaya

0
Qof kasta oo fasax ku maqnaa dalka dibadiisa waa inuu karantiil ku ahaadaa Hotel ilaa uu ka helayo baaritaanka coronavirus . Taasi waxay dhici...